Gabadh 11 Jir maalmo La La’aa Kadiba Meydkeeda Laga Helay Gurigooda Magaalada Muqdisho

Dhacdo argagax ah ayaa laga soo sheegayaa magaalada Muqdisho ka dib markii meydka gabadh yar laga helay digsi weyn oo lagu dhex qariyay.

Wararka waxay sheegayaan in qoyska gabadhan ay dhawaanahanba raadinayeen, waxaana sawirradeeda lagu baahiyay baraha bulshada.

Meydka Nafisa Cumar Cabdullaahi oo ah gabadh 11 sano jir ahayd, ayaa shalay  laga dhex helay gurigooda.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker