Maraykanka Oo Diiday in La Baadhro Dagaalkii Xasuuqii Israa’iil Ka Gaysatay Gaza

Golaha Xuquuqda Aadanaha Qaramada Midoobay ayaa u codeeyay in la baadho dagaalkii   dhex maray Israa’iil iyo Xamaas.

Guddiga ayaa ansixiyay qaraarka, oo ay soo gudbiyeen qaar ka mid ah dalalka Islaamka.

Balse Mareykanka ayaa sheegay in go’aankan uu qalqal gelinayo hannaanka xasiloonida loogu soo dabaalayo gobolka.

Ugu yaraan 242 qof ayaa lagu dilay Gaza iyadoo 13 kalena lagu dilay Israa’iil 11-kii maalmood ee uu socday dagaalka oo soo afjarmay Jimcihii la soo dhaafay kaddib dhexdhexaadintii Masar.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker