Cabdi Xaashi oo sheegay In Mahdi Guuleed Sadex qodob ku heshiiyay hal qodobna isku mari waayay

Siyaasiinta kasoo jeeda Somaliland Ee Muqdisho oo isugu jira kuwa muxaafid ah oo  taabacsan raiisul wasaare ku xigeenka Mahdi Guuleed iyo Kuwa mucaarad ah oo taabacsan Gudoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi ayaa Kulanka labada garab dhax maray looga hadlayay sidii loo maamuli lahaa doorashada Xildhoibaanada labada aqal.

Waxaa ay garabka Gudoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi soo bandhigeen sadex qodob oo labada dhinac ku heshiiyeen iyo hal qodob ay isku mari waayeen walina aanay xal ka gaadhin.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker