Oodweyne News - Latest Somali News Update

Tacsi: XAAJI YUSUF XIRSI

INAALILAAH WA INAA ILEHI RAAJICUUN,

 

 

GUDDOOMIYAHA WEST CANADA EE XISBIGA WADDANI  OO TACSI TIIRAANYO LEH U DIRYAA AMBASSTOR XISIBGA WADDNIA EE DALLKA CARABTA ( MD SAFIINA) OO ADEERKII KU GEERIYODA MAGALADA HARGIESA EE DALKA SOMALILAND,

ANIGA OO KU HADLAAYA MAGACYIGA BASHE ELMI IYO KAN GUDDIDA IYO KA TAAGEERAYASHA XISBIGA WADDANI EE WEST KANADA

WAXAAN TACSI TIIRAANYALE U DIRAYAA ALLAH U NAXARIISTEE GEERIDI KU TIMID XAAJI YUSUF XIRSI OO  KU GEERIYOODAY MAANTA MAGAALADA HARGIESA EE DALKA SOMALILAND

WAXAAN ILLAHAY UGA BARYAYAAN INUU  MARXUYUNKA JANADII KA WARAABIYO

QOYSKIISA ,EHELKII IYO QARRABDII IYO DHAMMAN REER SOMALILAND OO DHAN INUU SAMIIR IYO IIMAAN KA SIIYO.

AAMIN,  AAMIIN ,AAMIIN

GUDDOOMIYAHA WEST CANADA EE XISBIGA WADDANI

BASHE JAMA ELMI.