Oodweyne News - Latest Somali News Update

Magacyada Sakhsiyaadka La Hubo In loo Magacaabayo Golaha Wasiirada Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ku mashquulsan soo magacabista Golihiisa Wasiirada, waxaana la filayaa in maalmaha soo socda inuu ku  dhawaaqo liiska golaha Wasiirada Federaalka Soomaaliya.

 

Waxaana magaalada Muqdisho soo buux dhaafiyey musharixiin aad u tiro badan oo xil doon ah, kuwaas oo ay ku kala saarayaan aqoonta, khibradda, daacadnimada iyo kartrida ay leeyihiin.

 

Hadaba waxaan halkan idiin ku soo gudbinaynaa magacyada shaqsiyaadka ugu cadcad ee la hubo in loo magacaabo Wasiirada Federaalka Soomaaliya.

 

Halkan hoose ka akhriso magacyadooda oo lasoo gaabiyey, waa sida sakhsiyaad u dhuundaloola xukuumadda Soomaaliya ay noogu soo gudbiyeen.
Juxa
Geele
Jamaal
Craxmaan Maxamd cabdi Xashi
Xoosh Jibriil
Ducaale
Yarisow
Y. Garaad
Canshuur
Cade  Duqow
Crashiid Gobolka Bay Gudoomiyaha
Dr Hadamo
Xasan Xaaji 
Cali  Fiqi
Khadar
Mohamud Jama
Deeqow Yasin
Sheikh Nur
Maryan aways
Maryan Qasim
Crashid Shiiqaalow
Xusen Ciid
Khadijo Ilkacas