Oodweyne News - Latest Somali News Update

Bulsho Ku Soo Barakacday Deegaanka Balli-Axmed Oo Cusbitaalka International U Fidiyay Adeeg Caafimaad

Cusbitaalka International ayaa Adeeg caafimaad ka fuliyay Deegaanka Balli-Axmed, Waxaana adeeggan fulinayay 10 Dhakhtar oo takhasusaat kala duwan haysta, iyadoo mid waliba uu daaweeyay in ka badan 100 Ruux .

Dadkan ka faa’idaystay adeeggan ayaa dhakhtarka ugu dhaw waxaa uu u jira 70km, Sidoo kale Bulshadan waxaa la gaadhsiiyay Deeq Biyo ah .