Oodweyne News - Latest Somali News Update

Summada Labada Alif ee Ronaldo Qadaadka kaga Taalla (Xogta Dahsoon)

Ciyaaryahanka ay ku foogan yihiin shaashadaha cameradaha saxaafadu waa ciyaaryahanka reer Bortuqaal ee Christiano Ronaldo kaasoo ay la dabogaleen qalabka warbaahinta illaa ay suureeyeen oo soo saareen sumadda labada alif ee qadaadkiisa ku taalla.

https://www.youtube.com/watch?v=tlZEF-9tZ04&feature=youtu.be