Oodweyne News - Latest Somali News Update

Gudida Abaaraha Oo Fashilmay , Yaan Laysga Dhiibin Lacag Danbe

 

Abaarahaas Baahasani Dalka Ka Dheceen Ayaa GUDIDII Loo magaacaby Heer Qaran Ay Noqdeen Qaar Karti Badan Aabn Galin Gurmadka Abaaraha Waayo Lacag farabadan Ayaa loogu Deeqay Dalka Gudihiisa Shacab Iyo Xukumadaba Iyo Dalka Dibadiisa Waxasae Seegtay GUDIDA ABAARAHA INAY DIRA SI EMARGENCY YA MARKAB CAW IYO QAMANDI GALAY IWM  Biyahana Loo Xil Saaro Booyadaha Laguna dadaalo In Deegaano Farabadan Laga Suurta Galiyo RIIGAG IN LAGA QODO.

 

Waxaana Ka Dhacaday GUDIDAAY ILAAHAYNA WAA IDIN ARKA UMMADUNA WAA IDIN ARAGTAAYE SI ISU DHAAMA.

 

Hadii Xooluhu Helaan Caws Iyo waxay Cunaan Biyona Waa La gaadhsiin Lahaa Hadase Dad Iyo Xoolaba Gaajo Iyo Haraad Ayaa dhameeyay ilaahay Waxaanu Uga Baryaynaa Inuu Ilaahay U Naxariisto Dadkaa Iyo Xolaha Raxmaad Khayr qabana U Shubo Aamiin Aammiin Aamiin.

 

Magabade33@ gmail.com