Oodweyne News - Latest Somali News Update

Burco maayirkii iyo galaheedda deganka ayay qiimaynkari waydee,ma mamulka gobolka ayay qiimaynkaraysaa

waxaan in dahwaydba baraha bulshada ku arkaayay,wwedho leh,ramxaan baa burco baafinaysa,raxaam waa badhasaabkii gobolka togdheer,waa maaha badhsaabka burco,burco waxaa xukuma, golaha deeganka, ama dawalda hoose,iasaga ka warhayn iyo kormeer mooyaane maaha,maaha masuul ka magaalada,kolkaa waxaan kula tali laha qolyaha leh burco iyo ramaax,waxaan leeyahay dadka gudihiina ka waran burcoyoo golbalka iyo magaalada kala garta,waxaan kaloo ku darayaa,raxaam waa nin reer burco/toghdeer ah oo waayo arag ah,burco iyo raxaamn lookal warimaayo, 
burcoy hoostada ka waran,gobolka warkkisa waa lahayaaye.
wabilaahi towfiiq
by (cabdkariimboqore)
buraolove@gmail.com