Oodweyne News - Latest Somali News Update

Taliyaha Bilayska G.togdheer oo Ha Hadlay Laba Nin oo Isticmalay Maandooriye ku Keenay Dhimasho iyo Dhawaac

Burco(OWN)-  Taliyaha Bilayska Gobolka togdheer ayaa ka warbixiyey Laba Nin Oo isticmaalay Waxyaabo Maandooriyeyaal ah oo La isku dar daray, taasi oo sababtay in hal nin u U Dhintay halka Nin oo kalena u dhawac khatar ah ugu yaalo Cisbitalka weyn ee Magalada Burco.