Oodweyne News - Latest Somali News Update

Fanaaniinta Sir MOHAMUUD CUMAR Iyo NUUR DAALACAY Oo Soo Wada Saaray Hees Ku Saabsan ABAARAHA

Waxaan halkan idiin ku soo gudbinaynaa  Fanaaniinta Sir MOHAMUUD CUMAR iyo  NUUR DAALACAY Oo Soo Wada Saaray Hees Ka Hadlaysa ABAARAHA ba’an ee dalka ku habsaday,   waxaana Midhalada Iyo Laxanka iska leh Nuur Daalacay, halkan hoose ka daawo.