Guddoomiyaha Waxbarashada ee gobolka Maroodi-jeex Oo Shaqada ka Joojiyey

Wasiirka ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Axmed Xasan Nuur (Axmed Taajir) ayaa shaqada ka Joojiyey guddoomiyaha Waxbarashada ee gobolka Maroodi-jeex.

Warqad kasoo baxday Xafiiska Wasiirka ayaa lagu sheegay in masuulku u diiday kana hor yimid wada shaqaynta Wasaaradda.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker