Hargeysa: Halkee Ayay Marayaan Dhismayaasha Cusub Ee Dowlada ?

Guddoomiyaha guddida qandaraasyada qaranka Somaliland Nuux Maxamed Xuseen ayaa maanta soo kormeeray mashaariic ka socota magaalada Hargeysa oo ay hore qandaraasyadooda u bixiyeen loona hirgelinayo wasaaradaha iyo hay’adaha kala duwan ee dawladda.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker