Ex-Fanaan Maxamed BK Oo Tallooyin Wax Ku Ool Ah Soo Jeediyey

Maxamed Mubaarak Ex Fanaan Maxamed Siciid Cabdi BK, ayaa tallooyinka Wanaagsan u kala diray labadda Shacab ee Somaliland iyo Somaaliya.

Isagoo tallooyinkan diraya Maxamed Mubaarak Wuxuu yidhi Sidan “Umadda Soomaliyeed waan idin jeclahay, labbaan idinkula talin lahaa, Maxamed Cabdulaahi Farmaajo waa Madaxweyne aad qaali u ah wax badana wuu idiin qabtay anigu talo ahaan waxaan idin odhan lahaa ugu celiya oo dib u doorta”.
“Hadii indhuhu idinku bateen qorshe kale keensataan ood isleedihiin isaga bedela isagu wax waynbuu qabtay Soomalina waa ninka jecleesiyey kursiga iyo dalkaba hadaad is tidhaahdan ka badela Khayre ku bedela”
Maxamed Mubaarak, ayaa sidoo kale ugu baaqay shacabka Somaliland inayna qabiil wax ku dooran doorashooyinka soo socda ee ay doortan cida ay is leeyihiin wuxuu hirgelinayaa wax qabad balaadhan.
Wariyaha HCTV Ayuub Ibraahim Faarax ayuu wareysi siiyey Maxamed.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker