Tartanka Gool dhalinta ee Premiere League Xiiso Badan leh

Tartanka Gool dhalinta Horyaalka premeir League ayaa meel xiso leh maraya ka hor kulamada todobaadka 15-aad ee horyaalka premeir League.

 

Xiddiga kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa Hogaaminaya gool dhalinta isaga oo ilaa haatan dhaliyay 13 gool xilli ciyaareedkan.

 

Waxa ku xiga xiddigaha Dominic Calvert-Lewin, Jamie Vardy Iyo Son Heung-Min kuwaas oo dhamaantood isku goolal ah.

Waxa ku Xiga  Xiddigaha Bruno Fernandes, Harry Kane, & Patrick Bamford kuwaas oo dhamaantood wada leh 9 gool.

 

Hadaba Halkan Hoose Kaga Bogo Gool dhalinta Premier League:

Ad by Valueimpression

No. Xiddiga Kooxda Xulka Goolasha
1. Mohamed Salah Liverpool Egypt 13
2. Dominic Calvert-Lewin Everton England 11
3. Jamie Vardy Leicester England 11
4. Son Heung-Min Tottenham South Korea 11
5. Bruno Fernandes Manchester United Portugal 9
6. Harry Kane Tottenham England 9
7. Patrick Bamford Leeds England 9
8. Callum Wilson Newcastle England 8
9. Wilfried Zaha Crystal Palace England 7
10. Danny Ings Southampton England 6
11. Ollie Watkins Aston Villa England 6
12. Diogo Jota Liverpool Portugal 5
13. Jack Grealish Aston Villa England 5
14. Marcus Rashford Manchester United England 5
15. Roberto Firmino Liverpool Brazil 5
16. Sadio Mané Liverpool Senegal 5
17. Tammy Abraham Chelsea England 5
18. Che Adams Southampton England 4
19. David McGoldrick Sheffield United England 4
20. James Ward-Prowse Southampton England 4
21. Jarrod Bowen West Ham England 4
22. Pedro Neto Wolverhampton Portugal 4
23. Raheem Sterling Manchester City England 4
24. Riyad Mahrez Manchester City Algeria 4
25. Timo Werner

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker