Oodweyne News - Latest Somali News Update

Maxaa Ka Jira In WASIIR SACAD CALI SHIRRE Xilka Laga Qaadayo Dhawaan?

Wararlagu kalsoonyahay oo ka soo baxay qoyska madaxtooyada ayaa sheegaya in si degdeg ah xilka looga qaadayo wasiir cali xoor xoor kadib markuu ka horyimid saldhigga la siinayo dawlada imaaraadka isaga oo sheegay haliska uga iman kart somaliland. Baashe cawil oo madaxweyne siilaanyo sodog u yahay ayaa sheegay in aanay suurogal ahayn in sacad sii joogo hadii uu fulin waayo waxa laro ee arinta saldhiga ku saabsan. Waxa kale oouu tibaaxay in si arinta iyo ta dekeda ee DP world loo dhamaystiro la kordhin doono muddada xukuumadda.

Arinta ah in la eryo sacad cali shire waxa isku raacay baashe moorgan, maxamuud xaashi iyo cali mareexaan iyaga oo la tashaday marwada qaranka, madaxweynahana aan arintaa waxba kala socodsiin.

sac

saalax nuur

freelance journalis