Oodweyne News - Latest Somali News Update

Madaxweynaha Puntland Oo Khudbadii Sanadka U Jeediyay Dadweynaha Reer Puntland

Boosaaso(OWN)- Maaxweynaha Dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa khudbad toos oo uu kaga hadlayo waxqabadkii dowladda ee saddexdii sanno ee uu hayay xilka madaxtinimada dowladda Puntland ka jeediyay xarunta madaxtooyadda Puntland ee Bosaso, halkan hoose ka daawo