Dhegayso: Waraysi lala Yeeshay Haweenaydii ugu Horraysay ee Somali ah ee Lagu Mudo Tallaalka Covid19

Sahra Maxamed Kaahiye oo ah Haweenay Somali-Canadian ah oo ku Takhasustay cudurrada ku dhaca sambabka,

 

Ayaa noqotay qofkii ugu horreeyay ee Somali ah Islamarkaana  qaata tallaalka COVID-19 ee gobolka Alberta ee dalka Canada.

 

Sahra ayaa tilmaantay in tallaalka uu rajo-galinayo Shaqaalaha caafimaadka  iyada oo sidoo kale  sheegtay inuu ka Hortag u Noqonayo  kuwa  la daalaa dhacaya kororka tirada COVID-19.

 

Hadaba Waraysiga Sahra Halkan Hoose ka Dhegayso.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker