Oodweyne News - Latest Somali News Update

Dadka Dollar Ma Deeqo ee Diinta iyo dadnimo ayaa Deeqa

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Ku yidhi Mr. Ina AW Siciid , Mr. Omar iyo Mr. Cali balaqbalaq Dollar ima deeqo Diinta iyo Dadnimo ayaa i deeqa , Gubta  doonimaayo Doorkan Gobanimo ayaan doortay . tani dhaafi mayso Mr. Ina Xoosh isba markii hore dareewal buu ahaa markii dabmana wax walba kooto ayaa loogu xidhay sida Mr. In Aw Siciid  , mid lo odhan jiray Mr. Cabdiraxmaan Budhuqbudhuq na siyaasada ayaa kooto ugu xidhnayd kasina waa Mr. Cali Balaqbalaq . History repeats itself, and that’s one of the things that’s wrong with history .

Saaka markaan website-ka xaq u dirirka furanay ee Oodweynenews intanaanu  hawlahayaga qabsan saa waxa nagaga soo baxaday  Founding Mother Mujaahidad xaq u dirir sare Marwo Sahro Halgan markaa dee inantu waa nicma hadaad waaga arageeda ku bilowdid ma xuma waana wax raran jecliyaa oodee qoladaa heesta ee yara buurburani nafta nafaqadeeda weeye  subuxii  , waar tii yarayd ee Marwo Xamda Queen oo Shinning ah ma aragteen oo abwaan Laabsaalax hees caafiyatul Ruux ah u dhiibay  ربَّنَا اغْفِرْ لَنَا ذُنُوبَنَا وَإِسْرَافَنَا فِي أَمْرِنَا وَثَبِّتْ أَقْدَامَنَا وانصُرْنَا عَلَى الْقَوْمِ الْكَافِرِينَ  Ilaahayow dambigayaga iyo dambigoodaba dhaaf , waar heedhe inanta Marwo Sahro Halgan ah ka xishooda kuwa wax ka qorayow  Honte à toi mise waxaynu nidhaahnaa  tu devrais avoir honte .Intaa kadib waxay tidhi Marwo Sahra Halgan Khayr Allah ha siiyo ee waa sax in mareegaha  la xidh xidhay waxay markaa ku jirtaa life facebook way iska facetime ma garaneysaa waxaynay ogeyn in Facetime -kan ay ku jirto  in berito laga xidhayo oo isku nin xukumo oo mar hadii Censorship bilaabmo meel uuku dhamaado lahayn . Waxa iyaguna Marwo Sahra Halgan la mida Mareegaha aan ka gilgilan Falkan waxashnimada ah ee lugula kacay Somalilandlive iyo Hadhwanaagnews ee is leh Dukaanku wuu idiin furnaan doonaa .

Internet kan websites-ka af-soomaligu marmar aanu walaaqano lakiin waa wax akhrisi dadka qaarbaa wax kale aan akhriyin markaad halkaa aad ka eegtid waa buugaag mareegehu ninka Mareegaha xidhayaa wuxuu ka dhiganyahay ninkii Adolf  Hitler  iyo Ninkii Joseph  Stalin ee buugaagta gubay markaa labadaa nini waxay lahayeen  bugaagta waanalugu af lagaadeynayaa mana waafaqsana aragtitadayada Hitler iyo Stalin markay Bugaagtii gubeen dadkiina wuu ku xigay oo dadkiina waa gubeen . Waxaanu ku leenahay Mr. Maxamed aw Siciid  Honte à toi mise waxaynu ku nidhaah tu devrais avoir honte .

Jariidada AlleastAfrica waxay qortay The crackdown of online media has been a major concern for journalists based in Somaliland who have also seen waves of arrests and intimidation by local authorities in recent years.

Meanwhile, another local internet company, Somcable also blocked access to another popular news website Hadhwanaagnewsdotcom after the site had run a piece critical to the firm ” ~ Source – AlleastAfrica ~   The same is true in the case of Somalilandlive .

 

” Hawlgalka lagu lafo jabinayo warbaahinta mareegaha internetka ayaa walaac galisay saxafiyiinta ka hawlgasha Somaliland suxufiyiinta oo arkay mawjado xidhitaan ah iyo cago jugleyn ay kala kulmaan mumulayaasha dawlada sanadihii dambe .

Iminkana , shirkad intrnet-ka ah oo maxali ah Somacable ayaa ka xidhay macamiisheeda website aad loo akhristo ee Handhwanaagnews kadib markii ay qortay website-ku war aanu jecleysan shirkadu ” warku waa cad yahay labada website Hadhwanaagnews iyo Somalilandlive waxay waxa ka qoreen Duqa Mr. Ina Siciid waar bal ninkaa iyo askari ku hela ka warama waa HITLER IYO STALIN dee .

 

Waar Somalilandlive iyo Hadhwanaagnews qolo horena waxay nugu tidhi waanu la hadleynaa , qolo kale oo cusubna oo legal wadaana way jirtaa haday idin lasoo hadlaan , Hadalka si gaaban oo cad u siiya Insha’a ALLAH .

 

Mareegaha guud ahaan waar meesha laba provider ayey iskugu soo biya shubatay markaa bal isku daya inaad Censorship aad u goyn kartaan ood marmar ku daydaan The TOR bal halkan eega : ” Censorship | The TOR Blog “. Waxa iyana xusid mudan ” Digital suvival kit :WeFightCensorship dot org (WeFC) ”

 

” Embed the Anti-censorship Network code on your site, and whenever someone visits from a country with Internet censorship, we show them circumvention information hosted by our network of Mirror servers. The Network gets stronger every time someone joins with their site or hosts a Mirror server.”

~  the Internet Defense League’s Anti-censorship ~ qoladan iyaga Code ayaad soo qadaneysaaba .

Qolooyinkan badi waanu la hadalay  iyaga iyo internet-ka aan xuduuka lahayn ” internetsansfrontieresdotorg “.

Baryahanba  hadhwanaag wax ku nabnaa page Somcable ah inay ogayeen in kale garan mayno ee oo waayo  server-koodu wuxuu ku yaala Maraykan haduu qof aan Somailand / Somalia joogini website-ka Hadhwanaag furo maha inay khaawisto Somcable lakiin way kudabaa naban tahay ooy website-ka Very Very Very Slow  ka dhigeysaa .

 

Kuwii The Star waa kuwii maanta is hagaajiyey ee , Sida uu  Mr. Muuse Shani suuqa usoo geliyey Cabdiraxamaan Saylici ayaa madaxweyne noqonaya oo aanu shan sanadood anaku u saxeexi lahayn isga iyo Madaxweyne ku xigeen Macaali Wasiir Cali Marexaan ayuu wuxuu iyana suuqa soo galiyey  numbers buga oo uu leeyahay waa tiro koob sida la isku diwaan galiyey  bal halkan eeg :

Ahmed Jigga