Oodweyne News - Latest Somali News Update

Daawo Madaxweyne Barack Obama Oo Xalay Jeediyey Khudbadiisii Ugu Danbaysay

Chicago(OWN)- Madaxweynaha xilka ka sii degaya ee Mareykanka Barack Obama ayaa jeediyay khudbo uu ku macsalaameeyay taageerayaashiisa.

 

Hadalka ayuu u jeediyay kumannaan qof oo isugu soo baxay Chicago, halkaas oo ah meesha siyaasadda uu ka billaabay, Dadka ayaa si weyn oo farxad leh ugu sabciyay Obama oo 20-ka bishan xilka ku wareejinaya Trump.

 

Wuxuu sheegay inuu ka tagayo Mareykank wanaagsan, oo awood leh, iskuna duuban.

 

Halkan hoose ka daawo khudbadaas oo dhan.