Oodweyne News - Latest Somali News Update

Daawo Waraysi: Xoghayahii Hore Ee Abaabulka Xisbiga UCID UK Oo Ku Biiray Waddani UK

Bristol(OWN)-  Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo  Xoghayahii Hore Ee Abaabulka Xisbiga  UCID UK Oo Ku Biiray Waddani UK Faysal Cabdiraxman ahna mulkiilaha mareegta Laalays halkan hoose ka daawo.