Oodweyne News - Latest Somali News Update

HALKAN KA BARRO QUR’AANKA KARRIIMKA AH,SI ONLINE AH

Madarisadda ONLINE-Ka Ah Ee ABU-BAKAR SIDIIQ Oo Qeybaha Bulshadda Ee Daafaha Dunidda Ugu Bushaaraynaa Inay Hufan Kuu Barri Doonaan Qur’aanka Karriimka Ah Iyo Culuumtiisaabuubakar-banner1

ogaysiis

Madarasada, xifdiga, qur aanka, kariimka ah, iyo culuumtiisa, ee abaii bakar a sidiiq, waa madarasad,online ah oo casri ah, kana shaqaysa, dhamaan, daafaha dunida, madarasada, waxa, aad, ka bara naysaa, quraanka kariimka ah, iyo culuumtiisa, iyo weliba tarbiyada islaamiga ah ee caruurta loogu tala galay, waxaana, kuugu, diyaar,ah, macalimiin heer, jaamacadeed, ah, hadaba, waxa, ay, madarasadu, qaadanaysaa, fasalo, cusub, iyadoo,fursad,waxbarasho, oo tayo leh, sii, naysa  qoysaska, soomaaliyeed, meelkasta, oo, ay, joogaan, yar, iyo, waynba

Manhajka waxbarsho

1-quraanka iyo tajwiidintiisa

2-xadiithka nebig (scw)

3-caqiidada islamka ee saxiixa ah

4- fiqiga

5- luqada carabiga iyo qaybaheeda kala duwan,sida

(  Naxwaha ,sarfiga ,balaaqada )

Hadaba  si aad uga faa iidaysato fursadan, nagala soo xidhiidh cin waanada iyo talefoonada hoos ku qoran

Skype: muxiyadiin1

Free cll : 0014253106630,viber:00252634479815

Mopil: 00252634479815,whatsApp:00252634479815

Sayfudiin9@hotmail.com

sidii