Dadka ku Ghintay qaraxii Beyruut oo Gaadhay 154 Qof

Tirada dadkii ku dhintay qaraxii Talaadadii ka dhacay magaalada Beyruut ayaa gaadhay 154, sida ay baahisay wakaaladda wararka ee dowladda Lubnaan oo soo xiganeyso wasiirka caafimaadka.

Ku dhawaad 120 qof oo ku dhaawacmay  qaraxa ayaa ku jiraa xaalad halis ah, in badan oo kamid ah dadkaas waxay u baahan yihiin qalliin, sida uu sheegay wasiirka caafimaadka ee Lubnaan, Xamad Xasan.

Waxaan weli socda baadhidaan balaadhan oo ka socda burburkii magaalada Beyruut.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker