Dhegayso: Dhibaatada Duqaynta Ciidamada Maraykanku ku Hayaan Shacabka Somalia, Waraysatay Colonel Yuusuf Maxamud Ismaaciil Faratoon

Sida uu xaqiijiyey Mareykanka ee Africa ee AFRICOM, waxa ay duqeyn kale ka fuliyeen degmada Jilib ee gobolka Jubadda Dhexe, halkaasi oo oo ay beegsadeen saldhig ay leeyihiin kooxda Al-Shabaab.

 

Duqeyntaas ayey Mareykanka ku dileen sarkaal ka tirsan Al-Shabaab.
Sarkaal u hadlay taliska AFRICOM ayaa sheegay in u jeeddada ay tahay in kooxda Al-Shabaab la wiiqo awooddooda loona kala ceyriyo haddii ay damcaan inay weeraro soo abaabulaan.

 

Waxaa tan iyo markii uu billowdey xanuunka COVID-19 hoos u dhacay howlgallada kooxda.

Haddaba, qorshaha iyo xeeladda Mareykanka ee ah in awoodda Al-Shabaab ee Soomaaliya lagu wiiqo duqeymaha ma shaqeynayaa?

Warbaahinta ayaana arrintaas ka Waraysatay Colonel Yuusuf Maxamud Ismaaciil Faratoon oo sarakiishii hore ee Soomaaliya ka mid ahaa, haatanna degan Mareykanka.

 

Waraysigaas Halkan Hoose ka Dhegayso:

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker