Home » Archives by category » Somali News (Page 3)
Maxkamada Malta oo Muwaadin Soomaaliyeed ku eedeysay inuu dhacay Dahab

Wargeyska Malta Today ayaa qoray inay Boliska xireen Qaxooti Soomaali ah oo lagu magacaabo Maxamed C/risaaq Axmed oo 21-jir ah, kaasi oo lagu eedeeyey inuu Dalxiise u dhashay Talyaaniga ka dhacay 2 Katiinad oo isugu jirtay Dahab iyo Qalin.     Eedeysanaha oo ku nool Degmadda SILEMA ee W/bari Xeebaha Malta ayaa la soo taagay Maxkamadda, kadib, […]

Continue reading …
Kominshanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland :  Shalay Iyo Maanta Hadalo Is Khilaafsan

Kominshanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland :- Shalay Iyo Maanta Hadalo Is Khilaafsan, Kominshanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland :- Shalay Iyo Maanta Hadalo Is Khilaafsan, Kominshanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland :- Shalay Iyo Maanta Hadalo Is Khilaafsan, halkan hoose ka daawo

Continue reading …
Daawo: Maxamed Cabdi Halac Oo Komishanka Ugu Baaqay in Ay Dalka Bad-baadiyaan ,Badkana Soo Dhigay Sanaaduuq Hortiisa Kulmiye Ku Shubtay .

Burco(OWN)-  Maxamed Cabdi Halac Oo Komishanka Ugu Baaqay in Ay Dalka Bad-baadiyaan ,Badkana Soo Dhigay Sanaaduuq Hortiisa Kulmiye Ku Shubtay . Halkan hoose ka daawo      

Continue reading …
Daawo General Maxamed  Jidhif Oo Shacabka Somaliland ugu Baaqay Inay ilaashadaan Nabadgalyadooda Kana Foojignaadaan Wax Kasta Oo Khalkhal galin kara.

General Maxamed  Jidhif  Oo Shacabka Somaliland ugu Baaqay Inay ilaashadaan Nabadgalyadooda Kana Foojignaadaan Wax Kasta Oo Khalkhal galin kara.  Halkan hoose ka daawo warkaas oo dhan.      

Continue reading …
Siyaasi Dhoolayare Oo Ka Jawaabay Hanjabaadihii Taliyayaasha Ciidamada Somaliland

Siyaasi Dhoolayare Oo Ka Jawaabay Hanjabaadihii Taliyayaasha Ciidamada Somaliland , halkan hoose ka daawo warkaas oo dhan Siyaasi Dhoolayare Oo Ka Jawaabay Hanjabaadihii Taliyayaasha Ciidamada Somaliland , halkan hoose ka daawo warkaas oo dhan

Continue reading …
Hogaanka Dhaqanka Gobolada Galbeedka JSL Ee Gadabuursi  Oo Si Adag Uga Hadlay Doorashadii Dalka Ka Dhacday Eedaymo Culusna Dusha Uu Saaray Xukumada Iyo Komishanka.

Boorama(OWN)- Hogaanka Dhaqanka Gobolada Galbeedka JSL Ee Gadabuursi Oo Si Adag Uga Hadlay Doorashadii Dalka Ka Dhacday Eedaymo Culusna Dusha Uu Saaray Xukumada Iyo Komishanka. Hogaanka Dhaqanka Gobolada Galbeedka JSL Ee Gadabuursi Oo Si Adag Uga Hadlay Doorashadii Dalka Ka Dhacday Eedaymo Culusna Dusha Uu Saaray Xukumada Iyo Komishanka.

Continue reading …
Siyaasi Cabdiqadir Cali Obsiiye Oo Baaq U Diray Asxaabta Qaranka Iyo Shacabka Somaliland

Siyaasi Cabdiqadir Cali Obsiiye Oo Baaq U Diray Asxaabta Qaranka Iyo Shacabka Somaliland, halkan hoose ka daawo warkaas oo dhan Siyaasi Cabdiqadir Cali Obsiiye Oo Baaq U Diray Asxaabta Qaranka Iyo Shacabka Somaliland, halkan hoose ka daawo warkaas oo dhan Siyaasi Cabdiqadir Cali Obsiiye Oo Baaq U Diray Asxaabta Qaranka Iyo Shacabka Somaliland, halkan hoose ka daawo warkaas oo dhan

Continue reading …
Hargeysa Culimada Masaajidada Somaliland Oo Si Adag Uga Hadley In Komishanku Musuqmaasuq Ku Dhaqmo

Culimada Masaajidada Caasimada Hargeysa ayaa khudbadii Jimcaha ee Saaka siweyn ugu soo qaatey Cadaalad Daro uu ku Talaabsado Komishanku in uu Ku Muteysanayo Cadaab Aakhiro iyo Ciqaab Aduunyo labadaba taas oo iska horkeenaysa Shacabka Somaliland fidmada iyo Dhiiga ku daatana iyagu sabab u noqonayaan. Qeybo badan oo kamid ah Masaajidada Caasimada Hargeysa ayaa digniin adag […]

Continue reading …
“ Waxa Lagama-Maarmaan Ah Oo Aannu Ugu Baaqaynaa Musharaxiinta Sadexda Xisbi Qaran Inay Xakameeyaan Taageerayaashooda Cadhadooda Iyo Caadifadooda.” Wasiirka Madaxtooyada JSL

Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Md, Maxamuud Xaashi Cabdi oo ay wehelinayeen Wasiirada Arrimaha dibada Dr. Sacad Cali Shire iyo Duulista Md. Faraxaan Aadan Haybe, ayaa maanta cisbitaalka guud ee hargeysa ku booqday qaarka mid dhaawacyadii ku waxyeeloobay rashabadihii ka dhacay qaybo ka mid ah Hargeysa iyo Burco oo halkaasi lagu dawaynayo. Wasiirkada Xukuumadda oo booqday […]

Continue reading …
Daawo Siyaasiyiin iyo cheif caaqilo ayaa Baaq u diray Madaxweynaha, Gudomiyaha Guurtida, Komishinka Doorashooyinka iyo Shacabka Reer Somaliland

Burco (OWN)-  Shir jaraaid oo ay manta si wada jir ah ugu qabteen Siyaasi Maxamed Cabdi Halac, Siyaasi daahir warsame yuusuf, Chief caaqil Aadan maxamed nuur , iyo chief caaqil Siciid Maxamed Marti ilaaq ayaa ka hadlay xaalada ka taagan doorashadii ka qabsoontay dalka, Siyaasiyiintan iyo cuqaashani waxa ay fariino u direen Madaxweyaha jamhuuriyada Somaliland, […]

Continue reading …