Home » Archives by category » Somali News (Page 2021)
Daawo Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Oo Talo Usoo Jeediyey Salaadiinta dalka, Kana Xog-waramay Roobab Ka Da’ay Gobolka Togdheer

Burco(OWN)- Daawo Gudoomiyaha Gobolka Togdheer  Maxamed Muuse Diiriye,   Oo Talo Usoo Jeediyey Salaadiinta dalka, Kana Xog-waramay Roobab Ka Da’ay Gobolka Togdheer.   halkan hoose ka daawo  

Continue reading …
Nuxurka Shir jaraaid oo ay wada jir u qabteen Xisbiga Kulmiye iyo Xukuumadu

Bismilahi Raxmaani Raxiim Taariikh:22.09.2015 Assalaama Calaykum Waraxmatulahi Wabarakaatu: Ugu horeyn waxa aanu u mahad naqanayna dhamaan warbaahinta maanta halkan noogu timid. Waxa aanu aqoon sanahay in warbaahintu xil culus u hayaan qaranka. Jawaabta Somaliya Inteenii maqashay maalmahan madaxwaynaha soomaaliya Xasan sheikh Maxamuud waxa uu ka yidhi muqdisho —Shirkan fadaraalka ah mabda’iyan Somaliland way ku jirtaa, […]

Continue reading …
Qaar Ka Tirsan Fanaaniinta Xidigaha Geeska Oo Maanta Muqdisho Lagu Soo Dhaweeyay Iyo Bandhig-faneed La Filayo Inay Magaaladda Ka Dhigaan Maalmaha Ciidda

Muqdisho: (OWN)- Xubno ka tirsan Kooxda Fanaaniinta Gayiga Somalida sida weyn looga yaqaano ee Xidigaha Geeska,ayaa maanta ka degay Magaaladda Muqdisho ee Xarunta Dalka Somaliya. Xubnahan oo Todobaadyadii ugu danbeeyay ku sugnaa Magaaladda Naayroobi ee Dalka Kenya,halkaas oo ay kusoo dhigeen Bandhig-faneedyo si weyn looga soo qeyb-galay,ayaa la filayaa inay Kuwo kale ka dhigaan Maalmaha […]

Continue reading …
Deg Deg: Shirkii Gollaha Dhexe oo la mudeeyay Iyo Loolanka Dhinacyadda Is-haya Oo Dib-U-Istaadhmay

Hargaysa:OWN)-Waxa goor dhawayd lagu soo gabo-beeyay Qasiriga Madaxtooyadda Shir Jaraa’id oo lagu shaacinayay Xiliga la qabanyo Shirka Gollaha Dhexe ee Xisbiga KULMIYE,waxaana laysku raacay 10/11/2015-ka uu Magaaladda Hargaysa ka qabsoomo Shirku. Lamma bixin tafaasiil dheeri ah,balse waxa la sheegayaa inay jiro loolan iyo hirdan adag oo ka dhex istaadhmay dhinacyadda tartanku ka dhexeeyo oo iskugu […]

Continue reading …
Deg Deg: Mudaynta Xiliga La Qabanayo Shir-weynaha Gollaha Dhexe Ee Xisbiga KULMIYE Oo Hadda Qasriga Loo Fadhiyo+Daawo Sawiradda

Hargaysa:(OWN)-Wararka hadda naga soo gaadhaya Qasriga looga taliyo Dalka ee Madaxtooyadda,ayaa sheegaya in loo fadhiyo Mudaynta Xiliga uu qabsoomayo Shir-weynaha Gollaha dhexe ee Xisbiga Muxaafadka ah ee KULMIYE. Ilaa hadda si cad looma oga Xiliga la mudayn doono,Balse waxa madasha wada fadhiya Madaxweyne Siilaanyo,Ku-Xigeenkiisa,Gudoonka Xisbiga ee Wakhtigan iyo Shaqsiyaad kale oo saamayn Togan ku leh […]

Continue reading …
Gudoomiyaha Jaamacada Hargaysa Mud/ Mahdi Osman Abdillahi Buri oo London si weyn loogu soo dhaweeyey.Daawo Sawiro

LONDON:(OWN)-Waxa xalay la isugu yimi kulan Casho Sharaf lagu maamuusayay Mud/ Mahdi Osman Abdillahi Buri oo ah Gudoomiyaha Jaamacada Hargeisa oo ka dhacday galbeedka Magaaladda London,Kulankaasoo ku qabsoomay Nomad Restaurant oo ku yaala galbeedka magaalada London, oo ay soo qabanqaabisay Jaaliyada Somaliland UK ( SSUK ) waxana ka soo qaybgalay ku xigeenka Wakiilka Dawlada Somaliland […]

Continue reading …
Siyaasiga Cali-guray Oo Soo Dhaweeyay Guddigii Uu Madaxweyne Siilaanyo U Magacaabay Horumarinta Iyo Maamulka Biyaha Hargaysa Iyo Tallooyin Usoo Jeediyay

Hargaysa:(OWN)-Gudida uu Madaxwaynuhu u magacaabay Wakaaladda Biyuhu hadii ay noqonayaan Board of Dirctors waa talaabo wanaagsan oo loo qaaday dhinaca saxa ah oo hordhac u noqon karta dibu qaabayn dhan(complete reform) oo lagu sameeyo Wakaaladda Biyaha Hargeysa(WBH). Xubnaha aan ka gartay gudidu waa shakhsiyaad lagu kalsoonaan karo inay ku filaan karaan hawsha Board of Directors-ka […]

Continue reading …
Dacar-budhuq: Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac Leh Oo Ka Dhashay Gaadhi Ku Qallimay+Daawo Sawiradda

(Dacar-budhuq)- ALLAH Haw naxariistee Hal qof oo ayaa ku geeriyooday,halka qaar kalena ku dhaawacmeen Shil gaadhi oo Habeenkii Xalay ka dhacay Deegaanka Dacar-budhuq ee u dhexeeya Magaalooyinka Hargaysa Iyo Berbera. Marxuumka Dhintay,ayaa lagu sheegay inuu ahaa Dirawalkii Gaadhiga oo ahaa nooca loo yaqaano Iska-rogadda.Dadkii Rakaabka ahaa oo u badnaa Dad Oromo ah oo rabay inay […]

Continue reading …
Suldaan Maxamed Cabdilaahi Galaal Oo Ku Geeriyooday Makka,Isaga Ku Gudo Jira Guddashadda Waajibaadka Xajka

Makka:(OWN)- ALLAH haw naxariistii waxa xalay Magaaladda Makka,gaar ahaana Xaramka ku geeriyooday Suldaan Galaal oo ka mid ahaa Madax-dhaqameedka caanka ka ah Somaliland. Xafiiska Guud ee Shabakadda Oodweyne ku leedahay Magaaladda Hargaysa,ayaa waxa si isaba joog ah ugu soo qul-qulaya Tacsida loo dirayo Ehelkii,Asxaabtii iyo guud ahaanba Shacabka Somaliland ee uu ka baxay Marxuum Suladaan […]

Continue reading …
Daawo: Nuxurka Eedo Kala Duwan Oo Ay Siyaasiyiin Dalka Dibaddiisa Ku Nooli Usoo Jeediyeen Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo,Si adag-na Ugu Baaqay In Madax-dhaqameedka Xidhan Oodda Laga Qaado.

Daawo: Nuxurka Eedo Kala Duwan Oo Ay Siyaasiyiin Dalka Dibaddiisa Ku Nooli Usoo Jeediyeen Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo,Si adag-na Ugu Baaqay In Madax-dhaqameedka Xidhan Oodda Laga Qaado.

Continue reading …