Home » Archives by category » Somali News (Page 2)
Mudanayaal Tiro Badan Oo Gollaha Baarlamaanka Somaliya Oo Ugu Baaqay Ra’iisal Wasaaraha Somaliya Inuu Dib-U-Soo Dhiso Xukuumaddiisa Iyo Sababaha Ay Taas U Cuskaddeen.

Mudanayaal Tiro Badan Oo Gollaha Baarlamaanka Somaliya Oo Ugu Baaqay Ra’iisal Wasaaraha Somaliya Inuu Dib-U-Soo Dhiso Xukuumaddiisa Iyo Sababaha Ay Taas U Cuskaddeen.

Continue reading …
Nuxurka Qodobbo Taabanaya Mustaqbalka Qoxoontigga Somaliyeed Ee Ku Dhaqan Dalka KENYA Oo Laga Soo Saaray Shirkii Wadamadda IGAD Ee Nairobi Ka Socday

Nairobi (OWN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxda dalalka Urur Goboleedka IGAD ayaa isugu yimid shir gaar ah oo looga arrinsanayay sidii xal waara loogu heli lahaa qoxootiga Soomaaliyeed. Shir-madaxeedkan gaarka ah ayaa jeedadiisu tahay in lagu xoojiyo lilaalinta xuquuqda qaxootiga, lagana wada hadlo sidii looga jawaabi lahaa abaaraha ka jira […]

Continue reading …
Siyaasigga Cali Khaliif Galaydh Oo Shaaciyay Wax-Kalliya Ee Uu Ku Qancayo Haddii Uu Kasoo Baxo Shirka JABUUTI uga Socda Maamulkiisa Iyo Somaliland.

Siyaasigga Cali Khaliif Galaydh Oo Shaaciyay Wax-Kalliya Ee Uu Ku Qancayo Haddii Uu Kasoo Baxo Shirka JABUUTI uga Socda Maamulkiisa Iyo Somaliland.

Continue reading …
Xildhiban Cabdirashiid Faarax Cali Oo ka Mid ah Xildhibanada Golaha Deganka Burco Oo Booyado Biyo ah iyo Lacagta ku Warejiyay Degmoyinka Caynaba,Oodweyne iyo Duruqsi

 Xildhiban Cabdirashiid Faarax Cali Oo ka Mid ah Xildhibanada Golaha Deganka Burco Oo Booyado Biyo ah iyo Lacagta ku Warejiyay Degmoyinka Caynaba,Oodweyne iyo Duruqsi  

Continue reading …
War-Saxaafadeed Ku Saabsan Xaalad Abuurka Wasiirka Macdanta Somaliland Ee Gobolka Daadmadheedh.

KU: MADAXWEYNAHA JUMHUURIYADDA SOMALILAND, Mudane Axmed Maxamed  Maxamoud “ Siilaanyo “ OG: Wasiirka Wasaaradda Tamarta & Macdanta Somaliland Eng Hussein Abdi Dualeh OG:  Bulsho-waynta Somaliland. UJEEDO : SHIDAAL BAADHISTA A DAADMADHEEDH IYO DURUUFAHA  KU XEERAN. HORDHAC: Block 26 , oo concession lagu siiyay  shirkadda Genel Energy , wuxuu ku yaalla Gobolka Daadmadheedh . Waxa lagu […]

Continue reading …
Daawo Ololihii Doorashada Musharaxa Madaxweyne Ee Galmudug  Mr Faysal Abshir Nur

Ololihii Doorashada Musharaxa Madaxweyne Ee Galmudug Mr Faysal Abshir Nur, halkan hoose ka daawo. Ololihii Doorashada Musharaxa Madaxweyne Ee Galmudug Mr Faysal Abshir Nur, halkan hoose ka daawo. Ololihii Doorashada Musharaxa Madaxweyne Ee Galmudug Mr Faysal Abshir Nur, halkan hoose ka daawo.

Continue reading …
In Riyaalo Lagu Siistaa Lagu Riyoodaa  Maanso Ka Hadlaysa Baananka Ribada

Burco(OWN)- Abwaan Maxamed Kaahin oo kamid ah dhalinyarta abwaanada ah ee ku nool magalada Burco ayaa Gabaygan oo ka hadlaya Baananka RIbada ah Tiriyey isagoo la hadlaya Bulshada reer somaliland waxana gabaygu u dhacay sida tan.          

Continue reading …
Wasiirul Dawlaha Ganacsiga Somaliland oo Fariin Digniin ah u Diray Ganacsatada Aan Qaadan Ruqsad

Wasiirul Dawlaha Ganacsiga Somaliland oo Fariin Digniin ah u Diray Ganacsatada Aan Qaadan Ruqsad , halkan hoose ka daawo Wasiirul Dawlaha Ganacsiga Somaliland oo Fariin Digniin ah u Diray Ganacsatada Aan Qaadan Ruqsad , halkan hoose ka daawo

Continue reading …
Daawo Wasiiru-dawlaha Caafimaadka Somaliland Oo Ceerigaabo Gaadhey Caawa

Ceerigaabo(OWN)- Daawo Wasiiru-dawlaha Caafimaadka Somaliland Oo Ceerigaabo Gaadhey Caawa Daawo Wasiiru-dawlaha Caafimaadka Somaliland Oo Ceerigaabo Gaadhey Caawa Daawo Wasiiru-dawlaha Caafimaadka Somaliland Oo Ceerigaabo Gaadhey Caawa Daawo Wasiiru-dawlaha Caafimaadka Somaliland Oo Ceerigaabo Gaadhey Caawa

Continue reading …
Madaxweynaha Oo Galabta Kormeer Ku Tegay Dekeda Berbera Iyo Xarunta Sheybaadhka Shudaalka Keydka Haamaha Berbera

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo ku guda jira hawlihiisa shaqo ee Gobolka Saaxil ayaa galabta Kormeer muhiim ah ku tegay Dekeda Berbera iyo xarunta shaybaadhka ee Keydka Haamaha Shidaalka Berbera. Kormeerkan madaxweynaha ayaa ahaa indho indhayn uu madaxweynuhu ugu kuurgelayey mashaariicaha horumarineed ee uu dalku ku talaabsaday sanadihii u danbeeyey xukunkana uu […]

Continue reading …