Home » Archives by category » Somali News (Page 1905)
Wasiirka Madaxtooyada oo kormeeray Waddada Laasgeel oo dhaawac ka soo gaadhay Roobabkii u dambeeyay, isku socodka Gaadiidka oo la soo Celiyey iyo Hawsha oo socota

Dacar-budhu(OWN) – Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi oo uu weheliyo, Wasiiru-dawllaha Madaxtooyada, iyo Maareeyaha Hay’adda Waddooyinka Xasan Cismaan, ayaa Maanta Kormeeray Waddada Isku xidha Hargeysa iyo Berbera gaar ahaan inta ku dhow deegaanka Laasgeel oo dhibaato ka soo gaadhay daadadkii ka dhashay Roobabkii da’ayey labadii maalmood ee u dambeeyay. Daadadkii ka dhashay Roobkii […]

Continue reading …
Warbixin: Halkan Ka Dhegaysta Warbixin Ku Saabsan Fagaaraha Carruurta Lagu Maaweeliyo Ee Xarunta Dhaqanka Ee Hargeysa

Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynnaa warbixin uu Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare) uu ka sameeyey magaalada Hargeysa oo bilihii u danbeeyey ay ka hana-qaadday fagaare carruurta lagu maweeliyo. Waxa fagaarahaasi ka dhex jiraa xarunta dhaqanka ee Hargeysa. Waxaana loogu soo bandhigaa sheeko-xariirooyin, madadaalooyin kale iyo carruurta laftooda oo ku soo bandhig sameeya. Carruurtu inta […]

Continue reading …
“Xisbiga  Kulmiye Maaha inuu Keeno Madaxweyne iyo ku xigeen isku Galbeed Ah “Gudoomiyaha xisbiga kulmiye Galbeedka yurub  Oo Taageeray Musharaxnimada xaglo toosiye

Sweden(OWN)- Kulmiye maaha inuu keeno Madaxweyne iyo ku xigeen isku Galbeed ah Gudoomiyaha xisbiga kulmiye Galbeedka yurub iyo sweden oo taageeray musharaxnimada xaglo toosiye  eng xasan fanax ayaa sheegay lix qodob oo maanta lagu dooran karo wasiir xaglo toosiye oo u sharaxan madaxweyne xigeenka xisbiga kulmiye doorashada soo soo socota .  

Continue reading …
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya  Oo Booqday Xerada Qaxootiga dhadhaab

Dhadaab(OWN)- Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa booqday xerada qaxootiga Dhadhaab oo ah tan adduunka ugu weyn, halkaasi oo uu kula kulmayo qaxootiga Soomaaliyeed. Waxaa sidoo kale socdaalka ku wehliya wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya, sida ay sheegtay safaaradda Soomaaliya ee Nairobi. Dowladda Soomaaliya waxa ay sheegtay in hay’adda qaxootiga ee UNHCR iyo […]

Continue reading …
Madaxweynaha Cusub Ee Dalka Tanzania Oo La Dhaariyey, Iyo Madax  Ka Qayb Gashay

Dares Salaam  (OWN)- Madaxweynaha Cusub ee Tanzania, John Magufuli, ayaa loo dhaariyay xafiiska madaxtinimada Qamiistii shalay, inkastoo weli uu muran ka taaganyahay doorashadii uu ku guuleystay ee dalkaasi ka qabsoontay 25kii bishii October ee la soo dhaafay.   Mr. Magufuli iyo ku xigeenkiisa – Samia Suluhu Hassan oo noqotay, haweeneydii ugu horeeysay ee madaxweyne ku […]

Continue reading …
Dawladda Ingiriiska Oo Joojisay Duulimaadyada Magaalada  Sharma Shiikh Ee Dalka Masar

London(OWN)- Raysal Wasaaraha Ingiriiska David Cameroon ayaa ku dhawaaqay in dawladiisa ay iska joojisay diyaaradihii uga tagi jiray magaalada loo dalxiiska tago ee ku taala dalka Masar ee Sharma Shiikh. David Cameroon waxaa uu sheegay si loo illaaliyo amaanka muwaadiniintiisa doonaysa inay Sharma Shiikh ka tagaan in la joojiyay duulimaadyadii magaaladaasi ka tagi jiray. Dadka […]

Continue reading …
Macaahida Daarul Al-Raxma  Oo Xaflad u Qabtay Arday Dhamaysatay Xifdiga Quraanka Kariimka.

Hargaysa(OWN)-Macaahid daar al-raxma ee xifdiga quraanka kariimka ah ee ku taala magaalada hargaysa ayaa xaflad qalin jabin ah u qabatay arday baratay taxfiidka quraanka kariimka ah. Xafladan oo ka ka dhacday hotel Safar ayaa waxaa kasoo qayb galay masuuliyiin ka socotay wasarada diinta iyo awqaafta,maamulka macaahida darul al-raxma, macalimiinta,walidiinta,ardayda iyo marti sharaf aad u tiro […]

Continue reading …
“Waxa La Soo Gaadhay Waqtigii Aynu Sii Wanaagsan U Sii Wadici Lahayn Xukuumadda Iyo Xisbiga Kulmiye…..” Gudd. Cirro

Guddoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland Ahna hogaamiyaha Xisbiga mucaaradka Ah ee WADDANI C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro, ayaa maanta dalka dib kusoo laabtay, kadib socdaal bil ah oo uu ugu maqnaa wadamo ka tirsan qaarada Yurub, waxaan madaarka Hargeysa ku soo dhaweeyey dadweyne aad u diro badan, kuwaas oo iskugu jira mudnayaal ka tirsan laba aqal ee […]

Continue reading …
DAAWO:Guddoomiye Cirro oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyey Kana Hadlay Khilaafka Kulmiye iyo Wasiiraddi Dhawaan Iscasilay

  Hargeysa(OWN):-Guddoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland ahna hoggaamiyaha xisbiga Waddani Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta si ballaadhan garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa, ka dib safar shaqo oo uu muddooyinkii ugu maqnaa dalka dibaddiisa, waxaana uu ka hadlay xaaladda dalka, khilaafka muddooyinkii dambe ka taagna xisbiga Kulmiye iyo wasiiraddii dhawaan iska casilay xukuumadda Axmed Maxamed […]

Continue reading …
HARGAYSA: Dad-weyne Biyo La’aan Ka Cawday,Eedaymo Ay U Jeediyeen Maamulka Wakaaladda Biyaha Iyo Farriin Ay U Direen Madaxweyne SIILAANYO

HARGAYSA: Dad-weyne Biyo La’aan Ka Cawday,Eedaymo Ay U Jeediyeen Maamulka Wakaaladda Biyaha Iyo Farriin Ay U Direen Madaxweyne SIILAANYO

Continue reading …