Home » Archives by category » Somali News (Page 1818)
Ra’iisal Wasaaraha Israel Oo La Kulmay Madaxweynaha Maraykanka

Washington DC (OWN)- Madaxweynaha Mareykanka, Barack Hussein Obama, ayaa wuxuu Aqalka Cad re Magaalada Washington uu kula kulmay Ra’iisal Wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu oo booqasho ku joogga Xarunta Mareykanka.   Labada dhinac, ayaa Isniintii yeeshay kulankoodii ugu horeeyay oo fool ka fool ah, tan iyo markii uu xumaaday xiriirkooda shakhsiga ah, xilli Mareykanka uu dhabaha […]

Continue reading …
David Beckham Oo Booqday Xerada Qaxootiga Cali Cadde Ee Dalka Jabuuti

Jabuuti(OWN)- Xidigii hore ee xulka kubadda cagta England iyo kooxda Real Madrid, David Beckham, ayaa waxa uu booqasho ku tagey xerada Cali Cadde ee dalka Jabuuti, isagoo markaasi la shaqaynaaya hay’adda carruurta UNICEF. Xidigan, ayaa waxaa la arkaayay isagoo sawirran la gelaya waalidiinta iyo carruurta ku nool xeradan, waxaana tani lagu sheegay mid lagu wanaajinayo […]

Continue reading …
Ruushka Oo Lagu Eedeeyey In Ciyaar-yahanadooda Ay Adeegsadaan Dawooyin Mamnuuc Ah

Hay’ada caalamiga ah ee ka hortaga dawooyinka jirka xoojiya ayaa ku baaqday in Ruushka laga mamnuuco tartamada ciyaaraha fudud, kaddib markii ay soo baxday warbixin sheegeysa in ciyaaryahannada dalkaasi ay dawooyin mamnuuca ah adeegsadeen. Warbixinta ayaa waxa ay daaha ka qaaday waxa ay ugu yeertay hab ballaaran oo abaabulan oo ah adeegsiga dawooyinka jirka xoogga […]

Continue reading …
Dawladda Soomaaliya Oo Amartay In La Xiro 35 Website

MUQDISHO(OWN)- Amar ka soo baxay Xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in la xannibo illaa 35 website, kuwaas oo uu sheegay inay baadhis ku wadaan ka dib markii ay heleen cabashooyin kala duwan oo xafiiskooda soo gaadhay. Xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud ayaa ku amray wasaaradda Boostada iyo Isgaadhsiinta inay xannibaan Website-yadaas inta la […]

Continue reading …
Maareeyaha Wakaladda Horumarinta Wadooyinka Somaliland Oo Ka Tanaasuley Murashaxnimadiisii Madaxweyne-kuxigeen Ee Xisbiga Kulmiye

Hargeisa(OWN) Maareeyaha Wakaladda Horumarinta Wadooyinka Somaliland Prof.Hassan Ali Osman ayaa sida lagu sheegay war-saxaafadeed uu caawa soo saaray wuxu ka tanaasuley Murashaxnimadiisii Jagada Madaxweyne-kuxigeenka Xisbiga Kulmiye oo uu hore u sheegay inuu u tartamayo.   Waxana Warsaxaafadeedkaas oo nuqul kamid ahi soo gaadhey shebekeddan Oodweynenews u dhigan yahay sidan:-   War-saxafadeed. Mareeyaha guud Wakaladda Hormarinta […]

Continue reading …
Dhegayso: Abwaan Dhako Oo Soo Saaray Gabay Cusub Oo Uu Kaga Hadlayo Xaaladda Siyaasadda ee Hadda Iyo Musharrax Xagla-toosiye

Halkan ka dhegaysta abwaan Axmed Maxamed Nuur (Dhako) Oo Soo Saaray Gabay Cusub Oo Uu Kaga Hadlyo Xaaladda Siyaasadda Iyo Musharrax Xagla-toosiye. Waxaana gabaygan aanu ka soo duubnay caawa. HALKAN KA DHEGAYSTA GABAYGA ABWAAN DHAKO Oodweynenews.com Xafiiska Hargeysa

Continue reading …
Daawo Burburka Xisbiga Kumiye Wuxu Ku Badbaadi Karaa Siilaanyo Oo Saddex Arrimood Yeela Berrito Raggii Xukuumadda Iska Casileyna …… “Oday Xasan Jikraale”

Ceerigaabo(OWN) Xasan Jikraale Oo Kamid ah Waxgaradka Meel fog wax ka eegi kara ee bulshada gobolka Sanaag Ayaa Ka Hadlay Burburka Xisbiga Kulmiye iyo Sida Uu Kaga Badbaadi karo Burbur iyo Weliba sidoo kale Raggii cuslaa ee iska casiley xilalkii ay ka hayeen xukuumadda Siilaanyo

Continue reading …
Daawo Xaflad Lagu Taageerayo Murashaxnimada Xaglatoosiye Oo Ceerigaabo Lagu Qabtay

Ceerigaabo(OWN) Xaflad lagu taageerayo muashaxnimada Saleebaan Xaglatoosiye Ee Madaxweyne Kuxigeennimada  Xisbiga Kulmiye ayaa waxa maanta lagu qabtay Magaalada Ceerigaabo

Continue reading …
Xubnaha Ka Soo Jeeda Beelaha Harti ee Ku Jira Garabka Isbahaysiga Murashaxiinta Kulmiye oo Berri Iska Xaadirinaaya Shirka Kulmiye+ Codka uu Ku Soo Baxaayo Dr. Xagla-toosiye oo Kor u Sii Kacaaya iyo Madaxweyne xigeenka oo u Kacaa Kufaaya Siddii uu Booskiisa U Xoreyn Lahaa

Hargeysa(OWN):-Ergooyinkii golaha dhaxe ee ugu jiray beelaha Harti ee taabacsanaa garabka isbahaysiga murashaxiinta xisbiga muxaafadka ah ee Kulmiye isla mar ahaantaana qaadacay ka qeyb-galka shirka golaha dhaxe ee Kulmiye, ayaa maalinta berri ah ka qeyb-galaaya shirka golaha dhaxe ee xisbigaasi ku dooranaayo murashaxa madaxweyne iyo ku xigeenkiisa oo ka qabsoomaysa hotel Maansoor ee Hargeysa. Ma […]

Continue reading …
Daawo Gudoomiye Ku Xigeenka Solja Oo Kaalmo Gaadhsiiyay Mid Ka Mid Ah Suxufiyiinta Burco Oo Dhaawac La Gaarsiiyay ,Fariina U Diray Laamaha Amniga Gobolkaasi

Daawo Gudoomiye Ku Xigeenka Solja Oo Kaalmo Gaadhsiiyay Mid Ka Mid Ah Suxufiyiinta Burco Oo Dhaawac La Gaarsiiyay ,Fariina U Diray Laamaha Amniga Gobolkaasi

Continue reading …