Home » Archives by category » Somali News (Page 1589)
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo la kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti

  Hargeysa(OWN) Wasiirka Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ah JSL  Dr Sacad Cali Shire oo weli ku guda jira safar shaqo uu ku joogo dalka Djibouti ayaa maanta la kulmay Madaxweynaha dalka Djibouti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo ku qaabilay Xafiiskiisa Qasriga Madaxtooyada dalkaas ee Djibouti. Wasiirka Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ah JSL  Dr […]

Continue reading …
Daawo:Soo Dhawayntii Balaadhanayd Ee Loo Sameeyey Xubna Kamida Garabka Isbahysiga Xisbiga Kulmiye Iyo Ajandaha Safarkooda

Burco(OWN)Soo Dhawayntii Balaadhanayd Ee Loo Sameeyey Xubna Kamida Garabka Isbahysiga Xisbiga Kulmiye Iyo Ajandaha Safarkooda       Barwaaqo Aaden Muhumed Oodwaynnews.com/Burco Office      

Continue reading …
Ceerigaabo: Boqoolka Warancadde, Beelaha Cabashadooda oo Taagan, Baaqashada Casuumaaddii Daalo + Beddelkiisa Oo Wasiir-Maxamuud Xaashi Lafilayo.

  Ceerigaabo(OWN) Bulshada kudhaqan magaalada Ceerigaabo ayaa mar keliya waxay saaka ku warheleen inay xalayto halkaas ka jarmaada-gudeen Wefti uu hoggaaminayey Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde oo muddo 10 casho kusiman halkaas u joogey inay xalliyaan dhacdooyin ka dhashay arrimo nabadgelyo xumo iyo kjilaaf-beeleedyo oo halkaas ka jirey. Waxana bulshadu si weyn isu […]

Continue reading …
DAAWO:Marwo Faadumo Siciid oo Luuqad Diblomaasiyaddeed Bulshada Caalamka ugu Sharaxday Doorka Dhallinyarta iyo Haweenku ay ku Leeyihiin Barnaamijka Xisbiga WADDANI iyo Qorsheyaaha uga Meel Yaal

  Hargeysa(OWN):-La’taliyaha arrimaha dibadda ee guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Marwo Faadumo Siciid, ayaa doorka uu barnaamij siyaasaddeedka xisbigaasi uu siiyey horumarinta dhallinyarta iyo haweenka ay luuqad diblomaasiyaddeed ugu sharaxday dhammaanba khubaraddii iyo sida oo kale madaxdii ka kala socotay hay’addaha caalamiga ah ee ka soo qeyb-galay madashii bandhigga barnaamij siyaasaddeedka xisbiga WADDANI oo […]

Continue reading …
Daawo: “ Mudane Wasiir Caddaani,Waxaanu Kuu Ballan-qaadaynaa In Aanu Kuula Shaqayno Sidii Aanu Wasiirkii Hore Ula Shaqaynay Iyo Si Kasii Wanaagsan”. Maamulaha Madaarka Hargaysa,Maxamed Yuusuf

Daawo: “ Mudane Wasiir Caddaani,Waxaanu Kuu Ballan-qaadaynaa In Aanu Kuula Shaqayno Sidii Aanu Wasiirkii Hore Ula Shaqaynay Iyo Si Kasii Wanaagsan”. Maamulaha Madaarka Hargaysa,Maxamed Yuusuf

Continue reading …
Daawo: Reer Borame Oo Caleemo-Qoyan Kusoo Dhaweeyay Cabdirashiid Xasan Maanta Oo Dhawaan Iska-Casilay Xisbiga Mucaaradka Ah Ee UCID

Daawo: Reer Borame Oo Caleemo-Qoyan Kusoo Dhaweeyay Cabdirashiid Xasan Maanta Oo Dhawaan Iska-Casilay Xisbiga Mucaaradka Ah Ee UCID

Continue reading …
Daawo: Wasiirka Madaxtooyadda Oo Khudbad Ka Jeediyay Munaasibad Sagootin Ah Oo Ay U Sameeyeen Shaqaalaha Wasaaradda Duulista Iyo Hawaddu

Daawo: Wasiirka Madaxtooyadda Oo Khudbad Ka Jeediyay Munaasibad Sagootin Ah Oo Ay U Sameeyeen Shaqaalaha Wasaaradda Duulista Iyo Hawaddu

Continue reading …
Daawo: Nuxurka Khudbad Uu Wasiirka Wasaaradda Duulista Iyo Hawaddu Ka Jeediyay Munaasibad Lagu Abaal-marinayay Shaqaalaha Madaarka Caalamiga Ah Ee Magaaladda Hargaysa

Daawo: Nuxurka Khubad Uu Wasiirka Wasaaradda Duulista Iyo Hawaddu Ka Jeediyay Munaasibad Lagu Abaal-marinayay Shaqaalaha Madaarka Caalamiga Ah Ee Magaaladda Hargaysa

Continue reading …
“Inuu Faysal Meesha Iiga Tago Mooye Anigu Uga Tagi Maayo Ee Horta Maanta Taa Haku Biyo Cabo” Jamaal Cali Xuseen

“Inuu Faysal Meesha Iiga Tago Mooye Anigu Uga Tagi Maayo Ee Horta Maanta Taa Haku Biyo Cabo” Jamaal Cali Xuseen

Continue reading …
Xoghayaha Guud Ee Ururka Saxafadda Somaliyeed Ee NUSOJ,Cumar Faaruuq Oo  Ka hadlay Eedo Uu Sheegay Inuu Usoo Jeediyay Gudoomiyaha Difacayaasha Barriga Afkiga Xasan Shirre Sheekh

Hassan Shire, sidaad muddo u aamusneed ayaa shalay hal mar soo burqatay. Aad ayay u fiican tahay in lagu maqlo. Marka hore waxa aad ka hadleyso aniga ma garanayo, mana aqaano waxa aad raadineyso in aad aniga igu tirto. Dad si fiican isu yaqaana oo soo wada shaqeeyay ayaan nahay in aan been iska sheegno […]

Continue reading …