Home » Archives by category » Somali News (Page 1526)
Daawo: Xildhibaano ,Ganacsato iyo Culimo Reer Togdheer Ah Oo Ka Hadlay Shaqaaqadda Gaashaamo ,Baaq Culusna Deegaankaasi U Diray

Daawo: Xildhibaano ,Ganacsato iyo Culimo Reer Togdheer Ah Oo Ka Hadlay Shaqaaqadda Gaashaamo ,Baaq Culusna Deegaankaasi U Diray

Continue reading …
Taliyaha saldhiga bilayska ee dagmada wajaale oo saaka shir jaraaid ku qabtay xafiiskiisa

Taliyaha saldhiga bilayska ee dagmada wajaale oo saaka shir jaraaid ku qabtay xafiiskiisa ayaa waxa uu ka hadlay xaalada nabad galyo ee dagmada tog wajaale waxana uu sheegay in xaalada nabadgalyo ee magaaladu ay aad u fiicantahay taliye kayse oo aanu wax ka waydiinay dhalinyaro xiliyada habeenkiiya farabaas ku haysay dadka shacabka ah ayaa waxa […]

Continue reading …
Baaq: Cambaarayn iyo kalsooni kala noqosho Cali Khaliif iyo Shirqoolkii HASS PETROLEUM ee Garaadka

Og: Garaad Saleebaan Garaad Maxamed. Og: Gollaha Cuqaasha Beesha Ugaadhyahan. Og: Dalada Aqoonyahanadda Beesha. Og: Qurbajoogta Beesha Ugaadhyahan. Ku: Ciddii ay khusayso iyo Beelaha derisyada. Ku: Beelasha WARSANGELI. Ujeedo: Cambaaray iyo Kalsooni kala noqosho Cali Khaliif Galaydh iyo Shirqoolkii HASS PETROLEUM ee Garaad Saleebaan. Sida Umadda Soomaaliyeed badankeedu wada ogsoon yihiin Garaadka Guud ee Sool […]

Continue reading …
Nuxurka Kullan Maanta Dhex-marray Wasaaradda Ganacsiga Iyo Guddiga Ilaalinta Hantidda Qaranka Ee Golllaha Wakiiladda JSL+Daawo Sawiradda

Hargaysa:(OWN)- Guddi hoosaadka Gollaha Wakiiladda u qaabilsan Ilaalinta Hantidda qaranka,ayaa maanta waxay kullan la qaateen Madaxda Wasaaradda Ganacsiga iyo Maal-gashigga Caalamiga ah oo uu hogaaminayay Wasiirka Wasaaraddaasi Md. Qaasim,Wasiir Ku-Xigeenka Amb. Kaysar iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda. Kullankan oo ay Warbaahintu dibad-joog ka ahayd,ayaa markii uu soo idlaaday waxa Saxaafadda si wada jir ah ula […]

Continue reading …
Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa saaka Xaruntii labaad ka furtay Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool.

Xaflada Furitaanka Xafiiska ayaa waxaa ka soo qaybgalay taageerayaal iyo dadweyne farabadan iyo Masuuliyiinta Xisbiga ee Gobolka. Xubnihii iyo Waxgaradkii goobta ka hadlay ayaa si weyn u soo dhoweeyey Musharaxnimada Gudoomiyaha Wakiilada Somaliland ee Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble uu isu taagay Cirro dabadiis. Taageerayaasha Xisbiga ee Gobolka ayaa sheegay inay ka soo horjeedaan in Gudoomiye […]

Continue reading …
Looma Ooyaan!  Qeybtii 1-aad W/Q: Mohamed Hassan Daacad

Waxa uu uu ahaa qof caaddi ah,kaas oo leh dhammaanba awooddaha go’aan qaadasho ee uu leeyahay qof kasta oo ALLAH Caafimaad siiyay,kuna nool dunidda guudkeedda,waxaana uu lahaa hadafyo iyo himilooyin horumarneed,kuwaas oo dhammaantood iskugu soo biyo-shubanaya in hayaanka dheer ee nolasha uu kaalin ka gallo.Waxa u tirsan saacaddaha iyo maalmaha Nolashiisa.Waxa adag inuu wakhti badan […]

Continue reading …
Buug La Magac Baxay Barootu Orgiga Ka Wayn Oo Dhawaan Lagu Soo Bandhigi Doono Magaalada Hargaysa .

Buugan ayaa waxa qalinka u qaadatay oo qortay Deeqa Sooma Jeeste oo ku nool qurbaha gaar ahaan Dalka Holland . Waxaana Buugan loo Bixiyay Baroortu Orgiga Ka Wayn , waana buug wax badan ka tari kara tahriibta oo saameen taban ku leh nolosha Dhalinyarada Somaliland . Buugan ayaa si mug leh uga hadlayaa Aafada ku […]

Continue reading …
Warbixin: 13 Jir Farsamo iyo Hinddise Cajiib Ah Ku Soo Bandhigay Buuhoodle

Waxa aad halkan kaga bogan kartaan warbixin uu Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare) ka sameeyey Guuleed Aadan Cabdi oo ah wiil yar  oo 13 jir ah, isla markaana ah agoon ku nool magaalada Buuhoodle. Waxa halkaa dhawaan lagu soo bandigay farasamo iyo hindise uu is baray. Wuxuu ka soo jeedaa qoys dan yar oo hooyadiina […]

Continue reading …
Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Galabta Dalka Dib Ugu soo Laabtay Kana Hadlay Socdaal uu uga Maqnaa Dalalka Ethiopia Iyo Kenya

Hargaysa(OWN )- Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed WaranCadde oo Safar Shaqo uugu Maqnaa Dalalka Ethiopia Iyo Kenya ayaa Maanta Dalka Dib uugu Soo Laabtay . Wasiirka oo Galabta Kasoo Degay Madaaarka Egal International ee Caasimada Hargaysa oo warbaahinta Kula Hadlay Qaybta Nasashada ee Madaarkaasi ee VIP-da ayaa ka xog waramay ujeedada safarkiisa Shaqo […]

Continue reading …
Odayaasha Iyo Cuqaasha Beelaha HABAR-YOONIS Oo Baaq Nabadeed Kasoo Saarray Dagaalo Maalintii Shalay GAASHAAMO Iyo Dannnood Dhexdoodda Ku Dhex-marray Beello Walaalo Ah

Odayaasha Iyo Cuqaasha Beelaha HABAR-YOONIS Oo Baaq Nabadeed Kasoo Saarray Dagaalo Maalintii Shalay GAASHAAMO Iyo Dannnood Dhexdoodda Ku Dhex-marray Beello Walaalo Ah

Continue reading …