Home » Archives by category » Somali News (Page 1379)
Xisbiga WADDANI Oo Ka Hadlay Afduubka Puntland Ee Sanaag Bari

Hargeisa ( OWN) Xisbiga mucaaridka WADDANI ayaa si adag uga hadlay Saraakiil ka tirsan Somaliland oo maamul goboleedka Puntland ka qafaashtay magaalada Yubbe ee oo qiyaastii 30 Km dhinaca bari ka xigta magaalada Ceerigaabo ee Xarunta gobolka Sanaag. Xoghaye ku xigeenka Warfaafinta ee xisbiga WADDANI Cabdirashiid Jeeni ayaa daandaansi iyo gardaro ku tilmaamay talaabada maamulka […]

Continue reading …
Hawlgal lagu Shirqoolayo Xildhibaan Obama oo Fashilmay

Hargeysa(OWN )-Wararka laga helayo ilo-wareedyo ku dhow-dhow Taliska sare ee Ciidanka Booliska Somaliland, oo iyagu codsaday in aan Magacyadooda la sheegin, ayaa tibaaxay in Taliska sare ee Boolisku qorsheeyey isku day lagu maagan yahay in tallaabo looga qaado Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi (Xildhibaan Obama), ahna Gudoomiyaha Guddida Daba-galka iyo ilaalinta Hantida Ummadda ee Golaha Wakiilada. […]

Continue reading …
Xisaabiyaha Guud ee Qaranka oo  si sharciga baalmarsan  Koox budhcad ah ugu fasaxay  lacag $ 70.000  ah oo ay leedahay Shirkada SOMALILAND ID CARD PUBLISHER COMPANY.

HARGEYSA(OWN)- Qareenka 2aad ee Shirkada magaceedu sare ku qoranyahay ayaa saxaafada u qaybiyay nuqul qoraal aha ayaa sheegay  in uu Xisaabiyaha Guud ee Qaranku si sifo sharci daro ah  uu Xisaabtii Shirkadu lahayd ugu fasaxay  kooxda burdhcadka ah ee ay Dacwadu Maxkamada kaga socoto. Shirkadan oo uu asaaskeeda iyo mulkigeeda uu leeyahay muwaadin da’a yar […]

Continue reading …
Daawo Fannaaniinta Ikraan Caraale iyo Mustafe Kiiko Heesta Ila qaybso Nolosha

Daawo Fannaaniinta Ikraan Caraale iyo Mustafe Kiiko Heesta Ila qaybso Nolosha Official Video hd 2015

Continue reading …
Gulufkii Iyo Weerarkii Mandheera(qaybtii 3aad)!

    Fiiro Gaar ah, Waxa wadda jir u qorey qaybtan:-  Duuliye/Mujaahid Maxammed Maxamuud Xayd iyo Mujaahaid Cabdiraxmaan Maxamed Case ( oo ah Mujaahi-diintii )  laba ka mid ah Fuliyey Gulufkan isaga ah);   Jebintii Xabsigii Dhexe Ee Mandheera, oo ay maalin Isniin ahayd, tirsadka taariikhduna ay ahayd 03/01/1993, wakhti goor dambe ah, oo habeenka […]

Continue reading …
War Deg-dega: Afar Ganacsadayaal oo la Xidhay+Xaaladda Magaalada Berbera oo Kacsan.

Berbera(OWN) Jawiga Magaalada Berbera ayaa ilaa maanta galinkii dambe Galey Xaalada kale guur ah oo aan Jawigeedu deganeyn,Ciidamada Booliiska iyo kuwo milatari ah oo ah xoojin, ayaa heegan buuxa la galiyey,waxaan laamiyada iyo shaaricyada magaalada Berbera gaaf wareegaya Cutubyo katirsan Ciidamadaasi, dadka ku dhaqan magaladaasi ayaa noqday kuwo ka yaayuulsan Xaaladan kusoo korodhay, booliska berbera […]

Continue reading …
Angela Merkel Oo Booqatay Turkiga

Ankara(OWN) Hoggaamiyaha Jarmalka Angela Merkel oo manta booqatay Waddanka  Turkiga ayaa iyadoo wadahadallo la yeelatay madaxda dalkaasi waxay sheegtay in wada hadalladu ay ku saabsanaayeen sidii culayska loola qaybsan lahaa Turkey-ga, iyada oo qirtay cadaadiska Turkey-ga ka haysta martigelinta laba milyan oo qaxooti reer Suuriya ah iyo boqollaal kun oo Ciraaqiyiin ah. Waxay sidoo kale […]

Continue reading …
Daawo Gudoomiya xisbiga kulmiye Galbeedka Yurub iyo Swden oo Taageray Muuse Biixi Baaqna u Diray kulmiye

Gudoomiya xisbiga kulmiye Galbeedka Yurub iyo sewden Xasan fanax ayaa ka hadlay xaalada xisbiga kulmiye isagoo taageradiisa siiyey gudoomiye muuse biixi baaqna u diray xisbiga kulmiye oo u ka dhex socdo loolan aad u adag

Continue reading …
Xuska 31-Guurada Maalinta Shuhadada ee SNM (17/10/1984kii – 17/10/2015ka) Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale

  “Mar haddaan hillaab lagu gudbayn, giriftan mooyaane, Gebgebteedu waa xubin intay, gawrac leedahaye, Geeddiga cagaa daaliyaa, lagu geyoodaaye, Gellimaadka hayskaga jirtiyo, goosan-habaqlaaye, Gubuxsiga mar uun bay tirsiga, meel ka soo geliye, Gar-garaaciddeediyo ha deyn, geed-ka-didinteeda,’’   Gud-gude, Hadraawi, 1990kii Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale – cankaabo@hotmail.com, www.dharaaro.com Qormada: 8aad 18/10/2015ka, Hargeysa,   “Shaqadii ugu horreysay […]

Continue reading …
Daawo Qurba Joogga Reer Bullaxaar oo Dhaqaale ugu Deeqay Dugsi Waxbarasho

Daawo Qurba Joogga Reer Bullaxaar oo Dhaqaale ugu Deeqay Dugsi Waxbarasho + Baaqa Suldaan Maxamuud Axmed Sheekh u Jeediyey Jaaliyadda Deegaanka

Continue reading …