Home » Archives by category » Somali News (Page 1306)
Kulan Saddex-Geesood Ah Oo Ay Yeesheen Ganacsatada Dalka, Maamulka Dekedda Berbera Iyo Xukuumadda

Hargaysa:(OWN)-waxa kulan Saddex-Geesood ah yeeshay Masuuliyiinta shirkadaha Ganacsiga Dalka, Maamulka sare ee Dekedda Berbera iyo Xukuumadda. Kulankani wuxuu ka dhacay Xarunta Qasriga Madaxtooyada waxana goob joog ahaa masuuliyiinta shirkadaha ganacsiga ee Somaliland, Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga JSL, Maareeyaha Dekeda Berbera iyo Wasiiro ka socda Xukuumada oo ay kamid yihiin Wasiirka Madaxtooyada Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi iyo […]

Continue reading …
Baro Fanaanada Khadra Daahir Cige Fan ahaan nolol ahaan iyo qof ahaanba waraysi Cumar Seerbiya

Baro Fanaanada Khadra Daahir Cige Fan ahaan nolol ahaan iyo qof ahaanba waraysi Cumar Seerbiya

Continue reading …
Xildhibaan Mubaarig-Bidhi Oo Qaatay Kaadhka Diiwaangelinta Markalena Baaqdheer-Ka Direy Dadqalka Magaalada Burco Ka-Soo-Baxay

Xildhibaan Mubaarig-Bidhi Oo Qaatay Kaadhka Diiwaangelinta Markalena Baaqdheer-Ka Direy Dadqalka Magaalada Burco Ka-Soo-Baxay

Continue reading …
Wershadda Hargaha  Iyo Saamaha Ee Degmada Dacarbudhuq oo  Dhibaato Wayn Kuhaysa Dadka Deegaankaasi +Digniinta Maamulka Degmada Laasgeel “X

Berbera(Own)Xaaladda Caafimaad ee degmada ma qiyaas kartid, waayo? Waxa dhalanaya Carruur Madaxu weyn yahay. Dumarkii way dhicinayaan…” Xoghayaha degmada Laasgeel Dadweynaha ku dhaqan Tuulada Dacar-budhuq ee Degmada Laasgeel ee Gobolka Maroodijeex, ayaa ka digay in Warshadda Hargaha ee Shiinaha qalabkeeda halkaa laga raro, ka hor intaan laga nidaamin Hadhaagga Suntii Warshaddaasi ku shaqeyn jirtay oo […]

Continue reading …
Daawo:  Nuxurka Kullan Hargaysa Ku Dhex-marray Gudoomiyaha Rugaha Ganacsigga Iyo Warshaddaha Afrika Iyo Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga

Daawo: Nuxurka Kullan Hargaysa Ku Dhex-marray Gudoomiyaha Rugaha Ganacsigga Iyo Warshaddaha Afrika Iyo Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga

Continue reading …
Looma Ooyaan!  Qeybtii 2-aad W/Q: Mohamed Hassan Daacad

-Maalinba waxa soo waajahayay Marxalad saamaynteedda leh,taas oo laga yaabbo inay si weyn u dhaawacdo geedi-socodkiisa nololeed ee uu halganka ugu jirro. Da’ahaan waxa uu baarka ka jarray 35 sannadood oo 25 sanno oo ka mid ahi si toos ah ugu xardhan yihiin Xusuus qorkiisa Nololeed,waxaannu ahaa shaqsi ay wanaagga,guusha,xumaha iyo guul-darraddu u kala duwan […]

Continue reading …
Cabdikariim Axmed Moogge Oo Ka Hadlay Hantidda Umadda Ka Dhexaysa Ee Shaqsiyaadka Loo Gacan-galinayo

  Hargaysa:(OWN)-Wasiirk Ku-Xigeenkii hore ee Wasaaraddaha Qorshaynta Qaranka iyo Kalluumaysiga MD. Cabdkariim Axmed Mooge,ayaa sheegay inay dastuurka qaranka ceeb ku tahay in hanta ka dhexaysa 3.5 Milyan qof la siiyo hal qof,iyadda oo aan la sheegin waxa uu ku mutaystay ee uu kaga fadilmay Umadda inteedda kale,waxaana uu sidaas ku sheegay Qoraal kooban oo uu […]

Continue reading …
DAAWO:Dr.Maxamed Biixi Yoonis oo Si Ballaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Hargeysa+ Soo Dhaweyntiisii oo Aan Lagu Arag Calanka Xisbiga KUlMIYE

Hargeysa(OWN):-Dr.Maxamed Biixi Yoonis, ayaa maanta si ballaadhan looggu soo dhaweeyey caasimadda Hargeysa

Continue reading …
“Waa Markii U Horaysay Taariikhda Somaliland Ay Laba Nin Oo Ilmaadeer Ahi Isu Noqdaan Musharax Madaxwayne Iyo Taliye Ciidan Qaran”. Xog-Hayaha Arrimaha Gudaha Ee Xisbigga UCID

Hargaysa:(OWN)- Xog-hayaha Arrimaha Gudaha ee Xisbbiga Mucaaradka ah ee UCID, MD. Cabdiraxmaan Axmed Cali,ayaa ka hadlay Ol-olaha ay Madaxda Xisbbiga KULMIYE ay ka waddaan Goboladda Berriga Somaliland,waxaana uu sheegay inay is-ticmaalayaan awood ciiddan. Sidaasna waxa uu ku sheegay qoraal kooban oo uu ku baahiyay bartiisa xidhiidhka Bulshadda ee Facebook-ga,waxaana uu u dhignaa sida tan: “Iyada […]

Continue reading …
Kulan Hawleed Lagaga Soo Tallo Bixinaayey Qabyo-qoraalka Xeerka Booliska Somaliland oo Maanta Ka Qabsoomay Xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha+SAWIRO

Hargeysa(OWN):-Kulan hawleed ay iska kaashanayeen wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland iyo sida oo kale xildhibbaano ka tirsan aqalka golaha Wakiilada Somaliland isla mar ahaantaana lagaga soo tallo-bixinaayey qabyo-qoraalka xeerka Booliska Somaliland oo muddooyinkii dambe horyaalay golaha Wakiilada, ayaa maanta ka qabsoomay xarunta wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland. Waxaana ka soo qeyb-galay xildhibbaan Siciid Cilmi Rooble, Xildhibbaan Ibraahim […]

Continue reading …