Home » Archives by category » Somali News (Page 1129)
Kulanka Toddobaadlaha Maalinta Arbada Ee Dadweynaha Iyo Duqa Caasimadda Hargeysa

Hargeysa(OWN)- Kulanka Toddobaadlaha Maalinta Arbada Ee Dadweynaha Iyo Duqa Caasimadda Hargeysa , Kulanka Toddobaadlaha Maalinta Arbada Ee Dadweynaha Iyo Duqa Caasimadda Hargeysa, Kulanka Toddobaadlaha Maalinta Arbada Ee Dadweynaha Iyo Duqa Caasimadda Hargeysa , Kulanka Toddobaadlaha Maalinta Arbada Ee Dadweynaha Iyo Duqa Caasimadda Hargeysa

Continue reading …
Daawo  Ugaas C/Risaaq Koosaar Oo Ka Hadlay Arrimo Xaasaasi ah

Daawo Ugaas C/Risaaq Koosaar Oo Ka Hadlay Arrimo Xaasaasi ah Ugaas C/Risaaq Koosaar Oo Ka Hadlay Arrimo Xaasaasi ah gaas C/Risaaq Koosaar Oo Ka Hadlay Arrimo Xaasaasi ah Ugaas C/Risaaq Koosaar Oo Ka Hadlay Arrimo Xaasaasi ah

Continue reading …
Wasiirka Arrimaha Debadda JSL iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo Maanta Gaadhey Dalka Masar + Qorshaha Socdaalka Weftiga

  Hargesa(OWN) Wefti uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Debadda & Iskaashig Caalamiga ah JSL Dr. Sacad Cali Shire  ooo   socdaal shaqo ugu baxay dalk Masar  ayaa maanta gaadhy magaalada Qaahira ee caasimadda dalkaas. Wasiirka Arrimaha Debadda JSL oo ay ku weheliyan weftigiisa Danjiraha Somliland u qaabilsan Yemen, Danjire Cali Maxamed Ilkacase, Agaasimaha Waaxda Siyaasadda ee […]

Continue reading …
Daawo: Siirada Nebiga SCW Beder1 – Sheekh Ibraahim Xirsi Galow

Oodweyne(OWN) Daawo: Siirada Nebiga SCW Beder  waxa soo jeedinaya Sheekh Ibrahim Xirsi Galow        

Continue reading …
Barnaamijkii Qiimaynta:  Somaliland Oo Ka Tagtey Dimoqradiyadii Oo Sidii Dalalka Carabta U Dhaqmaysa

Waxaad halkan hoosta ka daawataan Barnaamijkii Qiimaynta oo maanta ku saabsan Somaliland Oo Ka Tagtey Dimoqradiyadii Lana Soo Baxdey Kii Carabta, waxaana wada daadihinaya weriye Cali Xaraare iyo Aqaanyahan Mustafe Mohamed Martin.   Halkan hoose ka daawo.

Continue reading …
37 Qof Oo Ku Geeriyootey Dhulgariir Ka Dhacay Dalka Talyaaniga

ITALY((OWN)- Ugu yaraan lix ruux ayaa ku geeriyootay dhul gariir xoogan oo saaka aroortii ku dhuftay dalka Talyaaniga, Dhul gariirka ayaa cabirkiisa lagu sheegay 6.2 Cabirka Dhul gariirada, waxaana uu geystay Khasaare isugu jiray burbur dhismooyin guryo ah iyo geeri. Waxaa laga cabsi qabaa in dhismooyinka soo dumay dad ay  ku hoos jiraan, iyadoo ay socoto gar […]

Continue reading …
Wasiirka Cusub ee Duulista oo Xilkii La Wareegay

Hargaysa (OWN ) Muanaasibad balaadhan oo xilka lagula Kala wareegayey Wasaarada Duulista Hawada Iyo Gaadiidka Cirka ayaa lagu qabtay Royal Hotel ee Magaalada Hargaysa, Munaasimadan ayaa waxaa ka soo qaygalay xubno ka socda Golaha Wasiirada ,Sulaadiin, Cuqaal ,Aqoonyahano, Dadweyane aad u badan iyo Masuuliyiin kale waxaa madashaasi ka hadlay Wasiirka Cusub ee Wasaarada Ganacsiga Cumar […]

Continue reading …
Agaasime Fu’aad Cabdisalaan Oo Maanta Si Rasmi Ah Ula-Wareegay Xilkii Agaasimaha Wasaaradda Kalluumaysigga Iyo Khayraadka Baddaha.

Hargaysa(OWN)Munaasibad Balaadhan Oo Si Heer Sare ah Loo Soo Agaasimay ayaa maanta xilkii kula kala waregeen Agaasimaha Cusub Ee Wasaarada Kaluumaysiga Iyo Agaasimihii hore ee Wasaaradaasi ee dhawaan madaxwayne siilaanyo xilka ka qaaday. Xafladan ayaa waxa ka soo qayb galay,Wasiirka Kaluumaysiga,Agaasimaha Ciyaaraha,wasiir ku xigeenka kaluumaysiga,wasiiru dawlaha madaxtooyada iyo shaqaalaha wasaarada. Xil Wareejinta ayaa labada agaasime […]

Continue reading …
Aqoon-Yahan Siciid Maxamuud Gahayr Oo Dhawr Cisho Xukuumadda Ugu Xidhan Magaaladda Hargaysa+Sababaha Loo Nisbaynayo Xadhiggiisa.

        Hargaysa:(OWN)-Xukuumadda Somaliland ayaa la sheegayaa in horaantii todobaadkan ay xabsiga u taxaabtay Qoraa Siciid Maxamud Gahayr oo ka mid ah qoraayada magaalada Hargeysa. Qoraa Gahayr ayaa sidoo kale ah macallin dugsiyada magaalada Hargeysa wax ka dhiga isla markaana ka mid ah macallimiinta sida wayn looga dhex yaqaanno goobaha waxbarasho ee magaalada […]

Continue reading …
Daawo:Madaxweyne Siilaanyo Oo  Xafiiskiisa Ku Qaabilay Maanta Agaasimaha Guud Ee Hay’adda Caalamigaa Ee Inter Peace

DAAWO:Madxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo Ayaa Xafiiskiisa Ku Qaabilay Maanta Agaasimaha Guud Ee Hay’adda Caalamigaa Ee Inter Peace, Mr. Scott M. Weber Oo Fadhigiisu Yahay Magaalada Geneva Ee Xarunta Dalka Switzerland.

Continue reading …