Home » Archives by category » Somali News
War Degdeg ah: Dab Qabsaday Mid Kamid ah Beeraha Maayarka Ceerigaabo + Sawirro

War Degdeg ah: Dab Qabsaday Mid Kamid ah Beeraha Maayarka Ceerigaabo + Sawirro

    Ceerigaabo(OWN) Dab xooggan ayaa goor dhoweyd oo caawa ah wuxu qabsaday mid kamid ah beeraha Maayarka Ceerigaabo Ismaaciil Xaaji Nuur.   Dabkan ayaa damintiisa si weyn bulshada Ceerigaabo ugu gurmatey waxana lagu guulaystey muddo kooban kaddib in dabkan laga damiyo beertaas.   Majiro ilaa hadda wax khasaare nafeed oo dabkaasi geystey oo la […]

Daawo Majirto Cid Degaansan Karta Dhulka Daranta Sanaag (Badhasaabka G/Sanaag)

Daawo Majirto Cid Degaansan Karta Dhulka Daranta Sanaag Ciddii Amarka U Hoggaansami Weydana Tallaabaannu Ka Qaadaynaa “Badhasaabka G/Sanaag” Axmed Cabdi Fly

Continue reading …
Daawo Guddida Nabadgelyada G/Sanaag Oo Go’aan Kasoo Saaray Dhulka Xooluhu Ka Darmadaan Dumiyeyna Dhismayaal Laga Samaystay

Daawo Guddida Nabadgelyada G/Sanaag Oo Go’aan Kasoo Saaray naan Cidina Degaansan Karin Dhulka Xooluhu Ka Darmadaan Dumiyeyna Dhismayaal Laga Samaystay

Continue reading …
Daawo: Xuska Maalinta Dhalinyarada oo laga xusay Magaalada Oodweyne+Saldhiga millatari ee Imaaraadka oo la taageeray.

Daawo: Xuska Maalinta Dhalinyarada oo laga xusay Magaalada Oodweyne+Saldhiga millatari ee Imaaraadka oo la taageeray.

Continue reading …
Daawo  Xildhibaan Dheeg Oo Goleyaasha Qaranka Uga Digay In Ay Isticmaalaan Kalmada Xeer Dajin

Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin (Dheeg) oo kamida mudanayaasha golaha guurtida Somaliland ayaa ka hadlay Oo Goleyaasha Qaranka Uga Digay In Ay Isticmaalaan Kalmada Xeer Dajin, halkan hoose ka daawo.      

Continue reading …
Daawo Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa Oo Waraysi kaga Hadlaya Arimo Xaasaasi ah

Telefeeshinka Universal Tv oo waraysi xiiso badan  la yeeshay siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa oo kamida saraakiisha ugu sareeya  ee xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, siyaasiga ayaa waxa laga waraystay arrimo badan oo xasaasi ah oo dalka ka taagan, Halkan hoose ka daawo.        

Continue reading …
Xog-hayaha Abaabulka Iyo Wacyi-galinta Ee Garabka Dhalinyaradda Ee Xisbigga KULMIYE Oo Baahiyay Qoraal Duur-Xul Ah Oo U Muuqda Inuu Kaga Fal-celinayo Go’aankii Uu Guddoomiye Muuse Biixi Ku Taageeray Saldhigga Milatari.

Hargaysa:(OWN)-Xog-hayaha Abaabulka iyo wacyi-galinta ee garabka dhalinyaradda ee Xisbigga taladda Somaliland haya ee KULMIYE,ayaa waxa uu muujiyay sida uu lamma-fillaanka Xisbigga KULMIYE dhexdiisa uga noqday go’aankii uu Gudoomiyaha Xisbigga KULMIYE,Muuse Biixi Cabdi  uu ku taageeray wareejinta madaarka Berbera oo ay Imaaradaaki dalbaddeen inay saldhig milatari ka dhigtaan,kaas oo wateen xubno ka tirsan Madaxtooyadda Somaliland. Xoghaye […]

Continue reading …
Daawo Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Hambalyo U Diray Dhalinyarada Somaliland

Daawo Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici Oo Hambalyo U Diray Dhalinyarada Daawo Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici Oo Hambalyo U Diray Dhalinyarada Somaliland Daawo Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici Oo Hambalyo U Diray Dhalinyarada Somaliland Somaliland

Continue reading …
DAAWO: Guddoomiyaha Haay’ada Shaqaalaha Dawladda,ShARMAARKE GEELLE Oo Khudbad Qiimo Badan Ka Jeediyay Munaasabadda Xuska Maalinta Dhalinyaradda Somaliland

DAAWO: Guddoomiyaha Haay’ada Shaqaalaha Dawladda,ShARMAARKE GEELLE Oo Khudbad Qiimo Badan Ka Jeediyay Munaasabadda Xuska Maalinta Dhalinyaradda Somaliland  

Continue reading …
Dharaarihii UFFO Iyo Dr. Aadan Yuusuf Abbokor. Qore: Cabdishakuur Xaaji Muxumed (Heersare)

Sannad kasta maanta oo kale 20ka bisha Feebarweri waxa Somaliland looga dabbaaldegaa xuska maalinta dhalinyarada Somaliland oo lagu saleeyey maalintii dhagax-tuurka ay dhallinyaradii dugsiyada sare ugu hiiliyeen kooxdii UFFO 20kii Feebarweri 1982kii. Waxaana xuskani noqonayaa kii 35aad. Waxaana farxad ii ah in aan halkan idiinku soo gudbiyo qoraal aan hore u qoray, si aad iila wadaagtaan milicsi guud-mar ah oo ku […]

Continue reading …
Page 1 of 1235123Next ›Last »