Home » Archives by category » Maqaal/Articles (Page 960)
OORIDAYDIYEEY  AAMINAAY  I  MAQQAL.  Abwaan: Ibraahim-rashiid Cismaan Guure (aboor).

    MEEEL  KASTAAD  JIRTOBA MAANKAYGAA  KU  OGE MUUQAAGA  IYO MIDAB  KAAGA  WACAN MARKA  AAN  ARKAAN KUU  MUHANAYYAA   OORIDAYDIYEEY  AAMINAAY I MAQQAL AFADAYDIYEEY   AAMINAAY I MAQQAL INDHAHAYGIYEEY  AAMINAAY I MAQQAL AAYAHAYGIYEEY   AAMINAAY I MAQQAL MILIILICCA  INDHDHHAAN MARWO DUMAR DHAMMAAN KAA MAJEERTAYOO MUXIBBADA  KALGACAL MARKA AAN  ARKAAN KUU  MUHANAYYAA   OORIDAYDIYEEY   AAMINAAY I MAQQAL […]

Continue reading …
Dhamnaan Haween weynaha Af-Soomaliga ku hadla waxaanu ka codsaneynaa inay maanta yidhaahdaan WE ARE ALL SAFIYA

Marka Hore waxaanu hambalyo kal iyo laab ah u direynaa Haween weynaha SOMALILAND iyo inta AF-SOOMALIGA ku hadasha meel kastooy Caalamka ka jogaan Waxaanu leenahay LA’ANTIIN ABAAR WAAYE , intii aydun u qabateen dadkiina Ilaahay ha idinka jaza’I siiyo  جزائكم الله خيرا . Markaa xigta Waxaanu Cambareyn Waafi ah dusha kaga tuurnay Qawleysatada Xisbiga  Kulmiye  ee Burco […]

Continue reading …
Maqaal :Xildhibaanimooy xaal qaado Xilka ninka sugaayaw xaalkagu waa halis !!!!

  Maanta waxaan isku dayayaa in aan wax ka taabto kolay wada dhamaynmaayo goldaloolooyin fara badan ayaa jiree  xildhibaanimadan dhulka gashay ee xaqeedii iyo xeerkeediba loo diiday  in la mariyo  maanta waxaad ku arkaysa meelaha boodhadh waayn oo ay ku sawiran yihiin muuqaalo ama sawiro aad loo qurxiyay kaagasii daranka markaad u fiirsato waxabad ku […]

Continue reading …
Sir  jirta!!  xeeb  doonka  Hargaisa  waa  Barbera  dumideeda  iyo  albaabo  u laabka  Dekada    berbera ( Adiguba   lubiga   waad   ka  garan  laaca   geedaha !!) Dr.khadar maxamed faahiye.

Sir  jirta!!  xeeb  doonka  Hargaisa  waa  Barbera  dumideeda  iyo  albaabo  u laabka  Dekada berbera ( Adiguba   lubiga   waad   ka  garan  laaca   geedaha !!) Dr.khadar maxamed faahiye. ”Dhengadaanu wada haysanaa, laysla dhacayaa dhe Dhaxaltooyo qoysbaan rabnaa, dhaadashiyo faan dhe Kubad baynu wada dheelaynaa, goolku dhalanayn dhe Waxa laysku dhaarsaday anaa, dhuuniga U hadhi dhe.” Dhab  u […]

Continue reading …

Iskufilan

No Comment
Iskufilan

Dhaqane iyo dhaashane dhalin weeye magaallo. dhaqankoodu mid maaha . Dhaliil la iskama qaato . DHafoor taabasho weeye . Dhibtana la iskuma eego. daily way kaftamaan . Hadana la isma dhegaysto. Dhoohanaad tahay waalan iyo adaa dhoocil ka liita warkoodaa ku dhamaadee . Kaalayoo bal dhegayso Dhaashane:Maanta waa maalintii haweenka  ma ogtahay horta? mise adigu […]

Continue reading …

laanta xisbiga kulmiye Sweden waxay ka mid ahayd laamaha ugu firfircoon ee xaga abaabulka iyo hayaaminta kulmiye ka galay kaalmaha hore, guulo la tilmaamikarona ka soo hooyay ololayaashii xisbigu u galay inuu hanto hogaaminta dalka. Xilliyada iyo waqtiyada is badalaya ayaa waxay keeneen in xaalda laanta Sweden hoos u dhac wayni ku yimaado soona ifbaxaan […]

Continue reading …
Suldaano mise Suldaaro

Dalka Somaliland oo aynu taarikhdiisa ka warhayno 60kii ilaa 1991 wixii dhib ina soo gaadhay umada dalkan ku uuman. Ayaa waxa dhacay in dalkan oo la filayay in dhibtiisii intaas ku dhamaan doonto ay manta qarankan xagaldaacintiisii ay u qalab qaateen niman suldaano isku sheegaya oo aan ula baxay suldaaro damacoodu yahay qarankii  inay iskugu […]

Continue reading …
Xukuumadu Waa Ku Mahadsan Tahay  Soo Afjaridii Shaqaaqadii Gobolka Saaxil.

Ciidamada kala duwan ee qaranku leeyahay  sida kuwa Milateryga ,Booliska, Asluubta, Xeebaha iyo RRU ayaa si hagar la,aan  ah uga hawl galay kuna guulaystay inay gacanta kusoo dhigaan dablaydii hubaysnayd ee dishay taliyihii qeybta Booliska gobolka Saaxil . Dhamaan ciimada kala duwan uu qarankani ku faano waxay waajibkooda u guteen si hagar la,aan ah waxaana […]

Continue reading …
Dabayshii Isbedelka Horumaraka Qaranka Somaliland Qaybti 26aad By Mukhtar Cilmi

Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaato. Waxaanu marayna maanta marxalad ka duwan marxaladihi hore ee dalkeenu soo maray, manta tii ugu xumayd ayuu maeray oo aan arxan lahayn,waana la ogyahay xukuumadda KULMIYE ee manta raadinaysa 5 sanno danbe cod waxay u gaysatay mid yar iyo weynba oo ku xasuusan doono musuq maasuqyadii iyo qabyaaladii xumid ay ku […]

Continue reading …
WADDANI 2 KULMIYE 0 By Mukhtar Cilmi

Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaato. Shalay shacabweynaha gobolka SAAXIL si weyn ayay u soo dhaweyeen musharaxa umadda Gud.C/raxmaan Maxamed Cabdilaahi CIRRO iyo wafdigi balaadhana ee bahweynta WADDANI ee marayay deeganaada gobolka sida MANDHEERA,XAMAAS, BERBERA,dorba calaacal ka yimi FAYSAL CALI WARAABE oo ku waalanayay waa kambayn iyo hadalo aan anshaxa ka baxsan oo ku tilmaamay isbahaysiga isbedel […]

Continue reading …