Home » Archives by category » Maqaal/Articles (Page 858)
Saraakiisha Ciidanka Qaranka oo ku mammay.. Q.1aad

  Waxaan moodaayay dhulka la boobaa inuu ku egyahay shacabka dhexdiisa waxanse ogaaday saraakiisha ciidanka qaranka qaar ka tirsani inay ku mameen boobka dhulka,weliba ay adeegsadaan xoog iyo ciidan.   Shalay waxaan la kulmay muwaadin dhulkiisii uu dhisanaayo Sareeye Guuto Maxamed Adan Saqadhi(Dabagale) isagoo adeegsanaya ciidanka qaranka oo hubaysan.Dhulkaasi waxa uu ku yaalaa massalaha!!! Waa […]

Continue reading …
Nin waliba dhitadi uu dhigtaa looga dhurayaa Qalinkii : Abdijibaar Aadan Gaas

Ugu yaraan waa 85 jir soomaali ah kursiga hore ee baabuurka ayaanu wada fuushanahay maadaama jidku rafiiq naga dhigay ayaan bariido kadib warsaday halka uu ku egyahay wuxuuna  iigu koobay halka madheedhka inoogu dhaw!! Anigoo markaa fahmay ayaan hadal danbe u celin Balse waxu bilaabay sheeko musalsal iila ekaatay badhkeedna aan ku ogaa buugii Kun […]

Continue reading …
Qofkii Qaba Qabiil aynu ku Qeybsano waa Qaran Dumis, ee Qiro ujeedadaada.

Laga bilaabo 18-May 1991, la soo noqoshadii Madaxbanaanidii Somaliland ilaa iyo sanadkii 2001 madaxda Dalka waxa soo xuli jiray ergooyin qabiiladu soo dirteen oo shir wayne ay ku kulmaan ku dooran jiray madaxweyne, ku xugeenkiisa iyo labada Gole ee Sharci Dejinta. Sanadkii 2001, ansixintiin Distoorka kadib wuxuu shacabka Somaliland heeryada u qaatey yagleelida nidaam dawladeed oo […]

Continue reading …
Xirsi Muxuu Kala Kulmi Doona Xisbiga Waddani ????

Xirsigii  buruudkiyo lahaa Baawar lagu faano Wakaas bilaawihii ka lumay iyo Baalkii goreygii’ye Baqal faras la daaqda mar bay Bisad la deristaaye Birmageydo lama hunjiyo iyo Baarqabkii dhibida ku yeelay Wasiirkii hore ee madaxtooyadda Somaliland ugu awooda badnaa iyaa maanta sidaa cowl cararya banankee.  Haddi aynu dib jalleecno sooyaalka siyaasadeed ee gaaban ee Mudane Xirsi […]

Continue reading …
Clinton poised to be most powerful woman ever

In a few months, Hillary Rodham Clinton could be elected to the highest office of the USA — and, by extension, the world. Would that make her the most powerful woman ever in history? ‘What a super Tuesday!’ roared a beaming Hillary Clinton, to rapturous applause. On this week’s bumper day of primary elections, she […]

Continue reading …
MA QIIRAA MISE WAA QARAAR

Q.1aad Markasta oo qorshe la samaynayo, aragti la curinayo, is-beddel la unkayo waxay u baahan tahay in la helo daraasad si cilmiyeysan loo baadhay, cilmi-baadhistaas oo ay samayeeyeen dadkii ehelka u ahaa. Nuxurka ka soo baxa daraasaddaas na, xukuumadda iyo cid kasta oo fulinaysaa ba ay ku go’aan qaadato, lagana diyaariyo siyaasad lagu hirgeliyo laguna […]

Continue reading …
“Xasan Xanafi Ma Haddeer Baa La Xukumay Mise Mar Hore”. W/Q: Ayaanle Xuseen Cabdi

Maxkamad militiri ayaa dhawaan dil ku xukuntay Xasan Xanafi oo ku eedeysnaa dilalka wariyaal badan oo lagu dilay Soomaaliya. Go’aanka maxkamaddu wuxuu ahaa mid horay loo sugayay oo la saadaalinayay in uu sidan u dhicidoono.   Xasan sida ka muuqatay muuqaalo iyo sawiro laga qaaday waqtiga ay maxkamadeyntiisu dhacday oo ahayd 3 bisha March 2016 […]

Continue reading …
Goobaha  dal-dalan   wax  af-miishaarnimo  iyo  goroyo-khaakhleyn    lagu   qaado   ka  weyn!!( Rag  xeer   waayey  waa  dumar  xayd  waayey) Dr.khadar maxamed faahiye.

Sida  sharciga  iyo  caqligaba  shaafineysa  waa  xuduuduhu  waxa  ay  xeyndaab, deyr  iyo  xakame  u yihiin  suuhdimaha  degmooyinka  iyo  gobolada  ee  makala  xadeeyaan  qabaa’ilka, midabada  dadka , noocyada  iyo  dhalashada bani’. Dalku  dawlad  buu  leeyahey  iyo  sharci  kala  haga  sharcigaasi  inta  kaga   aadan  degmooyinka  iyo gobolada  ee  baarlamanka  hada  joogaa  ansixiyey  waxa  uu  dhigayaa  sida  tan:- […]

Continue reading …
Qallindaarayaashow, Shaxduu Boobe degay maydun  Garan weyna idinka shisheysaa !!.  “Wixii Qoran baa, Qudhuuma hadhee, muxuu haddalku qiime  leeyahay!.”

Qallindaarayaashow, Shaxduu Boobe degay maydun Garan weyna idinka shisheysaa !!. “Wixii Qoran baa, Qudhuuma hadhee, muxuu haddalku qiime leeyahay!.” Qalindaarayaashu wey inagu soo badanayaan. Qallinka Xaqiisa mari ama dhig oo u daa ­ Haldoorka. Qallinku ixtiraam buu inaga muddan yahay !, si aynu u xushmayno dadka wax akhriya. Run ahaantii qoraaladda iyo Aragtiyadda la wadaagayo […]

Continue reading …
Waxaa Tacsidan diraysa Wasiirkii Hore ee Arimaha Bulshada iyo Qoyska Marwo Fadumo Sudi Hassan

Waxaa Tacsidan diraysa Wasiirkii Hore ee Arimaha Bulshada iyo Qoyska Marwo Fadumo Sudi Hassan. Tacsi Marxuum Eng. AHMED WARSAME SICIID Inaa lilaah wa Inaa ilayhi raajicuun. Waxaan Halkan ka Tacsiyeeynayaa guud ahaanba shacabka Somaliland, gaar ahaana qoysaskii, qaraabadii, ehel kii, iyo asxaabtii Marxuun AHMED WARSAME SICIID alla haw naxariistee. Waxaan ilaahay iga baryayaa Inuu jannadi […]

Continue reading …