Dowladda Sucuudiga Oo Bilaabaya In Fiisaha (eVisa) Xajka iyo Cimraha Laga Dalban Karo Online

Dowladda Sucuudiga Oo Bilaabaya In Fiisaha (eVisa) Xajka iyo Cimraha Laga Dalban Karo Online islmarkaasna jawaabta qofka dalbada loogu soo diri doono Email , sidaas waxaa sheegay masuul ka tirsan boqortooyada Sucuudi-carabiya oo u waramayey telefishan ka MBC .

Waxaan halkan hoose idiinku soo diyaarinay qoraal aan kasoo xiganay bogga wasaaradda arimaha dibedda sacuudiga ay ku shaacinayaan qorshahooda Fiisaha noociisu yahay eVisa .

Halkan hoose ka daawo warkaas oo dhan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker