Home » Archives by category » Maqaal/Articles (Page 3)
WAAN HAYAA DAWADII. W/Q: Xamse Cumar Kujoog

“Wanaagga dunida oo dhammi waxa uu ku jiraa werwer la’aan, wanaagga aakhiro oo dhammina waxa uu ku jiraa gef la’aan” Aadamuhu meel uu ku nool yahayba waxa dhab ah inuu kala duwan yahay, waxa uu ku kala duwan yahay abuurka, dhaqanka, midabka, luqadaha iyo sidoo kale qaab fekerka, sida ku cad Qur’aanka “Waxa ka mid […]

Continue reading …
Somaliland waxay ahayd Beelo isu tegey, Beelaha darafyada ayaa Ka Caban jirey                                            Isku Dheeli Tir la,aan,

Somaliland waxay ahayd Beelo isu tegey, Beelaha darafyada ayaa Ka Caban jirey Isku Dheeli Tir la,aan, Imikana Beeshi Dhexe ayaa Isku Dulaansho & Kala Sed Bursi yeelatey, Waxa Jira Laba Beelood Isbahaysi ku haysta Xukunka Isakana Degey sidii Boqortooyo, ama qori isu dhiibka. Somaliland lawada leeyahay ayaa Aduunka & caalamka loogaa sheegaa, hadana Dad ayaa […]

Continue reading …
NINKII  LA   ODHANJIRAY   CALI-ARAB   WAXA   U  HESHIIYAY   SEDEX   HABROOD   OO  AY  WALAALO   YIHIIN.

Aduunyada  waxa  ugudaran   Nin  Ay   Uheshiiyeen  sedex  Habrood  Oo  Ay  walaalo_yihiin  iyo  Dhashoodii. Cali_Arab  Waa  Nin  Walaalnimada  jecel  Oo  Dulqaad   iyo  samirbadan  Oo  Kadhiidhiya   In  Walaaladii   Agtiisa  Lagudulmiyo   Cadawgana  kuma  Eego  Walaaladii  gaar  Ahaan  sedexda  Habrood. Cali_Arab   Waa  Nin  jecel   Cadaalada   iyo  Wadanoolaanshaha  Xaga   cadaalada  iyo  maamulka  iyo  waxqaybintana  waa wax  kufiican  hadiiloodhiibo. Hadaba   Ninkii   […]

Continue reading …
Beelaha Ku abtirsada Xisbiga Waddani ama Giraan meel ay joogaanba wax cashuura ma bixin kartaan dawlada saanbina lalama shaqayn karo waayo cadaaladi way ka dheeraatay

Dawladi kama jirto Somaliland tii magaca ahayd ee Siilaanyo ayaa uGu danbaysay tani waa Magac u yaal waxaa uu sheegay Museaha Cusubi waxaan ku jiifsanayaa Beelahayga iyadoo lays lahaa Doorashadii uu Bililiqaystay ayuu tan u samaynayaa in uu u kiilay beelihii uu lahaa waan ku jiifsanayaa, haba dhacdo oo haw kiilee waxaa dadkii la yaabay […]

Continue reading …
Wasiiradii loo diray Banaynta Jidadka Magaalada togwajale oo u gacan galay kooxda Magafayaasha dhulka iyo welwelka bulshada

Dadweynaha degmada togwajale ayaa jawi farxadi ku dheehantahay ku soo dhaweeyey Qorshaha Magaalada loogu samaynayo (Town-planka) oo Markii ugu horeysay uu Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ku amray islamarkaasna uu u magacaabay Guddi Wasiiro ah in ay hawshaasi ay  fuliyaan, Ugu horayn bulshadu aad ayey u soo dhaweeyeey markii ay maqleen Qorshahan, waayo baahi wayn ayey […]

Continue reading …
Heesbaa ahayd Ceesaantii Mas & Good Madax Shabeeley Malageediibaa Galay.

Heesbaa ahayd Ceesaantii Mas & Good Madax Shabeeley Malageediibaa Galay. Midhaa Muuse Biixi & Ina Kaahin & Jeegaantii Malafsiga & Xaaraanta, Xaqdarada & Boobka Isugu Caana Shubtey, Malagoodiiba Galey, Haday Suldaamada Jeegaantana Caytama, Cidi idin Xidhi Maysa, Kuwa Beelaha Kalana waa Xadhig ay ku antataceen. Jeegaanta uu Muuse Biixi & Ina Kaahin ku abtirsadaan, Odayadooda […]

Continue reading …
“Xaaskeyga waa kuwa maseyra. Waqtiyadan dambe, cunto karinteedu ma ahan sidii hore u karin jirtay,”

Muqdisho(OWN)- Jilayaal cod ayaa ku kulmay qol idaacadeed ee Muqdisho ku taalo si ay u sameeyaan adeeg wargelin dadweyne oo ah sidii gacan looga geysan lahaa la dagaalanka daacuunka iyo shubanka.   “Xaaskeyga waa kuwa maseyra. Waqtiyadan dambe, cunto karinteedu ma ahan sidii hore u karin jirtay,”Cali oo ah mid ka mid ah labada jilayaasha […]

Continue reading …
Xukuumadda muuse iyo xaaladda dalka. wasiiradda cusub iyo Nadaamkooda shaqo Hogaanka dhaqanka  iyo meeqaamkooda mustaqbalka iyo maamul xumada/wanaagga

 Xukuumaadda cusub ee Madaxweyne muuse Biixi,waxay la kulantay ama dhaxashay duruufo badan oo adag ,hanoqoto xagga dhaqaalaha dhaqanka iyo siyaasadda,waxaa u sii dheer is beddelada kale ee dunida iyo jaarka ka socda oo waayaheeda leh,waxaa markaa laga rabaa inay ka fekerto sidii looga dabbaalan lahaa duruufahaa iyo isbedelladaas qorshe cadna looga yeelan lahaa,iyadoo lala kaashanayo cid kasta […]

Continue reading …
Xukuumada Muse Bixi waxaan uga digaynaa hadii uu xidho Suldaan Cune In waddanku gelaayo xaallad adag oo colaadeed oo dhinac walba ah Mudaanu is haynay oo is xakamaynaynay

Haddaanu nahay jaaliyada beelaha ku abtirsada Giraanta oo kala ah Garxajis, Gudabuursi, Gabooye, Harti waxaanu u digaynaa in hadii laysku dayo in suldaan muse cune la xidho waddanku gelayo kala qaybintii Suldaan “Canndo Dheregtay” ee bUrco kaga hadaaqay Jeegaan ayaa abti ii ah. Waxaan u sheegayaa Maxamed kaahin oo ah wasiirka arrimaha gudaha in uu […]

Continue reading …
Sheeko gaaban iyo diinkii oo hadlaya

Anigoo markii horeba diin ahaa oo qunyar socod ahaa,oon qolof lahaan jirin,hilbana korkayga saarnaan jireen,ayay Bari shimbiro ii tashanayaan, damcayaana  siday korkayga hilbaha uga cuni lahaayeen,deednA dabagaalaa maqlayoo warkoogoogii sheegaya iyo wixii  ay ku tashanayeen Ana isma waalinee waxaan ku odhanayaa sow ilaah MA joogiin meeshaa!!haabuu iigu jawaabayaa, deedna wuxuu ugu warcelinayaa haddaa isagaa iga […]

Continue reading …