Home » Archives by category » Maqaal/Articles (Page 2)
Saldhigga milateri ee afarta masuul fool-eryeeyaan far baa ku godan waana la hubaa.

Maalmahii u danbeeyey waxaa Somaliland lasoo darsey shirqool qorsheysan oo sharciyadii dalku lahaa lagu jebinayo,shirqoolkan oo debibeda lagasoo abaabuley nasiibdaro loona soo dhiibey rag lagu sheegey masuul qaran balse dad badani ogyihiin in lagu soo xushey inan buu qabaa iyo adeer baa looyahay khibradna aan lahayn wadaniyaduna ku daba yartahay. Anigoon hadalka badineyn halkan waxaan […]

Continue reading …
Kulan ay yeesheen Haldoorka Dhalinyarada Degmadda 26ka Juun gaar ahaan Xaafadda 150ka

Waxaa ka qabsoomay Xafiiska Xisbiga Waddani ee Gobolka M/Jeex Kulan ay yeesheen Haldoorka Dhalinyarada Degmadda 26ka Juun gaar ahaan Xaafadda 150ka oo iskood isu soo abaabulay, sheegayna inay isla garteen in Cisbiga Waddani uu yahay kan kaliya ee Xaaladda dalku maraayo badbaadin kara isla markaasina Isbedel waxtar ah dalkan u horseedi kara, isla markaasina barnaamijka […]

Continue reading …
Boqorkii maryaha dhigtay sheeko xiiso badan w/q saleebaan maxamed c/laahi ciro

Waxaa jirey boqor ku falnaa faanka iyo labiska dharka cusub, xaragadiisana wuxuu ku qarash gareyn jirey lacagta ugu badan maaliyadda boqortooyadiisa, waxeyna hawshiisa oo dhami isugu soo biyo shubatey arimaha la xiriira dharkiisa iyo ha lagaa sheegada asagoon marna isku hawlin hawshii loo igmadey ee uu umadda u haayey.. Waxaa looga sheekeystey dabeecadaha boqorkaan deegaanada […]

Continue reading …
BBC-Somali & VOA-Somali ha la iska cesho By Amir Bidde

Labadan idaacadood waxay caadaysteen la dagaanka Somaliland. Waxay muujiyeen cadwotinimo wayn, waxay raadiyaan xaalad kasto oo Somaliland ku duraan, iska daaye xataa waxay sameeyaan proganda ama dacaayado been ah oo ay qaranimadeena meel uga dhacayaan. Dawladdeenu way u fududaysay sidii dalka looga dhegaysan lahaa oo waxay ka soo galaan FM-ta magaalooyinka Somaliland. Waxay soo galaan […]

Continue reading …
Ma og tahay in Madaxwayne Farmaajo isagu Twitter kiisa ku qora wararka Viilla Somaliya kasoo baxa!!

Hadii ad tahay ruux danaynaaya siyasada iyo fariimaha kasoo baxa Madaxtooyada Somaliya,adiga oo aan wakhti badan iska lumin, gal oo ka raadi barta uu Twitterka ku leeyahay madaxwayne farmaajo,waxa aad markasta ka heli doontaa wararkii oo daray(cusub) ah Madaxwaynahuna uu gacantiisa ku qoray. Madax badan oo siyasiyiin ah, ayaa waxaay amin sanyihiin in baraha warbaahinta […]

Continue reading …
Xoghayaha fulinta degmada wajaale oo ah masuul ku dayasho mudan .

Hadaba tan iyo intii loo soo magacaabay degmada wajaale xoghaye cabdilaah xasan samaale ayaa uu waxa uu wax wayny ka qabtay guud ahaan bilicda degmada wajaale isaga oo mudadii uu joogay isbadal lataaban karo ka sameeyay guud ahaan degmada wajaale .   Hadaba xoghaye samaale ayaa isagu dayactir balaadhan ku sameeyay kaawaanka xoolaha lagu qalo […]

Continue reading …
Somalia Sida Fiinta Uga Qaylisay Heshiiska Dhexmaray Somaliland Iyo Imaraadka Carabta Iyo Xisbiga Waddani Oo La Mawqif Noqday Somalia Maxaa Sababay?

Marka Hore Waxaan Idinku Salaamayaa Salaanta Nebigeena Suuban  (N.N,K.H)   Hadaan Kubilaabo  Gogol Dhiga Maqaalkaygan   Labada Gole Ee Baarlamaanka Somaliland Ayaa Ansixiyay Nuxurka Heshiis Ku Saabsan Saldhig Military (Military Base) Oo Dhexmaray Dowlada Somaliland Iyo Dowlada Imaraadka Carabta Heshiiskan Oo Ah Mid Xaasxasiya  Ayaa Sida Ku Cad Heshiiska Hordhaca Waxaa  Dowlada Imaraadka Carabta Lagaga Kireeyay Dhul […]

Continue reading …
BERBERI WAXAY KU DAMBAYNAYSAA DEKED/MADAARKA IYO MAGAALO LA WADA LEEYAHAY SOMALIDAA IYO SOMALIA.

Geedi socod ka Somaliland lixdii sane ee u dambeeyey waxaa hirgelaayey oo talaabo u sooifbaxaayey xamar, Hargeysa, siyaasadda carabta iyo ta reer galbeed kaba  in biyaha qotada dheer ee Berbera, Dekedda Berbera, Madaarka Berbera iyo xeebteeda ku dherersanba laga dhigo meel Somaliland iyo Somalia wada yeeshaan oo itoobiyana loo ogolaado isticmaalkeeda. Arinkani waa arin hore […]

Continue reading …
Faysal cali waraabe ma wasiir xukuumada ka tirsan baa mise waa guddoomiye xisbi mucaarad

Waxaan dhegeystay waraysi ka baxay hcl tv oo uu  weriye Ilig ku waraysanaayo Faysal cali waraabe .. Runtii Ilaahay yaab buu ii keenay markaan arkay sida uu faysal uga jawaabayo su’aalaha oo aanad marnaba isodhanayn waa nin weyn oo da’ jooga mutacalim ah oo waxa ku habboon iyo waxa ka reeban kala garanaaya  .. waxaad […]

Continue reading …
Milicsiga saldhigyada milatari ee caalamka iyo casharrada ay Somaliland ka baran karto?

Marka hore haddii aynu si kooban u qeexno saldhig militari (military base) waxa weeyi “in uu waddan waddan kale ka samaysto goob ciidan taas oo u adeegaysa danihiisa istiraatijiyadeed.” Saldhigyada militari ee adduunka kuwa ugu badan waxa iska leh Maraykanka iyo dawladaha waaweyn waxana waddamada marti-galiyeyaasha ahi (host nations) u badan yihiin kuwa soo koroya. Noocyada […]

Continue reading …