Home » Archives by category » Maqaal/Articles (Page 1308)
MA DAAYEERKII BISADAHA TIMIRTA U QAYBINAYAA, MURANKA AAN DHAMAANAYN MAXAA LAGU DAWEEYAA, BY: MUSTAFE IBRAAHIM MAXAMED.

Marka hore waxaan salaamayaa saxaafada xorta ah iyo dhamaan shacabka reer Somaliland dibad iyo gudoba. Mar labaadka hadii aan ka hadlo ujeedada maqaalkayga waxaan doonayaa inaan ka hadlo marxalada manta taagan ee dalku ku jiro iyo waxa sababay ama mar walba sababa ee buuqa iyo sawaxanka iyo is haysadka inoogu wacan. Waxaan halkan doonayaa inaan […]

Continue reading …
Labada Haween iyo Haybadii Qaranka?

Waxaa baryahan dambe dalka ka taagan qalalaase siyaasadeed oo ku aadan dhaxal- wareejinta hantidii qaranka taas oo sababtay in Shir gudoonkii baarlamaanku ay gacmaha isula tagaan, sidoo kalena wakhtigan la jooga ay jeelka ugu jiraan qaar kamid ah madaxdhaqameedyadii xurmada lahaa ee dalku . waana xaalada HAAMAHA BERBERA . laba arimood oo koo-kooban ayuun baan […]

Continue reading …
YAA QABYAALAD DHEEFSADEY YAYSE HAGTAA BY! ABDIkADIR MOHAMED IBRAHIM

Hadaba sidaynu maalimahan lasocono waxaa xogaystey in si qaawan loo isticmaalo qabyaalad oo aad arkeyso dadkii oo aan ka xishooneyn oo shaashadaha lasoo fadhiya qabyaalad qaawan dhamaan dhalinyaro, aqoon yahayan iyo odayaalba oo waliba isla toosan hadaba markaa aynu fahanu  maxay tahay qabiil iyo qabyaald QABIIL:- Qabiil waa qaab dhismeed jiritaanka Qawmiyad meel ku wada […]

Continue reading …
Sheekada xajka iyo boobka xoolaha umada

Sheekada xajka iyo boobka xoolaha umada Gudashada waajibka xajku waa mid ka mid waajibada ee u  eebbe ku faral yeelay umadiisa inta awooda tagay guriga eebbe (swt) oo bishan ay ku jirino laga gudatoono inta eebbe u qadaray inay tagaan xajka, maalin ka mid bilowgii todobaadka oo aan u  shaah tagay mid ka mid ah […]

Continue reading …
Warka biyaha – nuxurka ku saleeya war-saxaafadeedkan oo hadallada masuuliyiinta ku darsada

WAR-SAXAAFADEED  Bilowga Dhuumaha  cusub ee Mashruuca biyo-ballaadhinta Hargeysa, Dawladda Somaliland, Ururka Midowga Yurub iyo Sanduuqa Horumarinta Somaliland ee SDF waxay halkan ku dhagax-dhigayaan maanta bilowga dhigista dhuumaha (beebka) cusub ee mashruuca biyo baalladhinta Caasimadda Hargeysa oo dhan 23KM oo ka soo bilaabmaya Geed-Deeble. Iyadoo dhammaadka mashruucan la rajaynayo inay kordhi doonaan biyaha caasimadda Hargeysa, korna […]

Continue reading …
Wali Ma Aragtay Qabyaaladdii oo Cabanaysa, Subxaanaka Yaa Cadiim..

Inta badan marka ay xukuumadu doonayso in wax fushato ama ay arin dani ugu jirto ay wado waxay soo kicisaa dabaylo kasoo horeeya oo ay u soo dhiibto shaqsiyaad khibrad u leh arimahan oo la yidhaa fadlan ku shubo, waxa ahayd maalmo ka hor markii Musharax Jamal Ali Hussein, tagay Berbera si cilmiyaysana uga hadlay […]

Continue reading …

sida ku cad hadalada naxliga leh ee uu shalay warbaahinta u mariyay balaayo madow beesha Subeer Awal siiba madaxdhaqameedkooda sare ayaa u eeg hadalo aanuu iska odhan buur madow hasa yeeshee lala qabo haday noqot beel ahaan ama xaga dowlada waayo suuragal maaha hanjabaada intaa leeg inaanay dowladu wax shuqul ah ku lahayn waxaanaad ka […]

Continue reading …
What matters to your constituency?  Adam Ahmed Adam

At the year of 2002 Somaliland held the first local municipality election. People went polls to shape the direction of their communities by choosing the city councilors to positively enhance the socioeconomic values and wellbeing of the people they representin fixed term. The city councilors have the mandate of the central government to levy taxes […]

Continue reading …
Walaal-nimo Ninkii Dillay Hadduu Cabatin Daynwaayay Xaajooyin Duugaabay Oo Daalay-baa Imman

Maan jeclayn inaan marxaladan maanta ka hadlo laakiin way ka fursan wayday Waxana jira arimio igu kelifay waayo markaad aragto wax kaa yaabiya Waad ka hadashaa marka qofku yahay qof si caafimaad qabta u fikiraaya Markaan ka imaado hordhacaa ama gogol dhigaa maqaalka hadaan usoo dego ujeedada qoraalkaygan Waxa beryahan dambe indhaha iyo dhegaha bulshada […]

Continue reading …
According to Somaliland government higher official who is on overseas trip, the first lady Amina Waris is the actual president of Somaliland, her right hand Zam-Zam Adan is vice president

Since the former finance minister Abdulaziz Samaale was replaced and the corrupt one, the right hand of Amina Waris, hand Zam-Zam Adan was nominated, Somaliland has entered into dark future and in crossroads as the real rulers of Somaliland fallen into the hands off two corrupt women who lacks good vision to lead a country […]

Continue reading …