Home » Archives by category » Maqaal/Articles (Page 1270)
Milix iyo Sonkor……Siyaasi iyo Suldan…Isku Muuq eeg waase kala dhadhan.

 Nolosheenu waxay ka soo bilaabatey dhaqan reer Guuraa- Miyi,,ilaa Mantada lagu jiro 2015 waxa- ina haysta jaha wareer,,,Noloshii Miyigana ka nimi tii Magaladana wali maynu sameysan xeer,,loogu noolado Magalada,,noloshii Miyaga iyo hab dhaqankiisii ayeynu wadna,,sababaha keenay dib u dhac weyn xaga xadarad Ilbaxnimo casri nololeed,,loola qabsan la yahay…Aqoon kasta ha la yeesho wali wa la […]

Continue reading …
Shirkii wasiirada oo khamiistii la isku fara saari gaadheen by Abdi Mustafe

Waxa soo baxay war wasiirada qaar sheegeen in shirkii khamiislaha ahaa ee shalay qaar waiirada ka mid ihi isku fara saari gaadheen mar laga hadlayay wareejinta haamaha Berbera shirkina sidaa ku xidhmay. Warkaas oo xaqiiq ah ayaan xukuumadu doona hayn in ay ka hadasho. Waxa cadaatay in arinkii haamaha ay soo baxeen dad dowlada Silaanyo ka […]

Continue reading …
Rajada ardayda somaliland oo hog madawku dhacday intay jirtay dawladdan eexda badani. Qalinmal:sadam kaabash. Qaybtii kowaad

Bilawgii sanadihii 2000 waxan ku barbaaray wadan ay dadkiisu midoobayaan lagana raysanayo oo laga kabanayo laba dhibaato is huwan shaadhadh kale duwana lahaa oo soo maray umaddan somaliland,ta hore waa umad dallgaal lasoo gashay dawlad huabaysan macangag kelitalis ah markay jebiyeen iridaha u laabeena waxay hubkay haysteen u isticmaaleen in ay iyagu isu isticmaalaan isna […]

Continue reading …
Siilaanyo maanta baahi uma qabo suldaan reer adag u cumaamadan. Baashe iyo inta la midka ah ayu u baahanyahay.

Siilaanyo maanta baahi uma qabo suldaan reer adag u cumaamadan. Baashe iyo inta la midka ah ayu u baahanyahay. Walaalayaal waxay ka mid ahayd ereyadii beerlaxawsiga ahaa waagii Siilanyo ku taamayay inuu maruun salka saaro kursiga dalka u sareeya.Wuxu aad u jeclaa salaadiinta reeraha farahoodu badanyahay taaso uu uga gol lahaa inay ku kaalmeeyan codkooda […]

Continue reading …
Riyaddii Rumawday Qeybtii 3-aad W/Q: Mohamed Hassan Daacad

Axmed oo ka mid ahaa Ardayda ay Ismaaciil isku Kursiga ahaayeen,isla-markaasna ay isla wadaagi jireen xalinta masalooyinka Casharadda kala duwan ee ay Iskuulka ku qaataan,ayaa intii u dhexaysay Labadda Xiisadood ee ay Macalimiintu is-bedelaan waxa uu saaxiibkii Ismaaciil weydiiyay waxa Maanta kusoo kordhay iyo siday wax-yihiin?.Balse Ismaaciil waxa uu u sheegay Saaxiibkii in dhibka haysta […]

Continue reading …

Bilawgii sanadihii 2000 waxan ku barbaaray wadan ay dadkiisu midoobayaan lagana raysanayo oo laga kabanayo laba dhibaato is huwan shaadhadh kale duwana lahaa oo soo maray umaddan somaliland,ta hore waa umad dallgaal lasoo gashay dawlad huabaysan macangag kelitalis ah markay jebiyeen iridaha u laabeena waxay hubkay haysteen u isticmaaleen in ay iyagu isu isticmaalaan isna […]

Continue reading …
Siilaanyo maanta baahi uma qabo suldaan reer adag u cumaamadan. Baashe iyo inta la midka ah ayu u baahanyahay.

Walaalayaal waxay ka mid ahayd ereyadii beerlaxawsiga ahaa waagii Siilanyo ku taamayay inuu maruun salka saaro kursiga dalka u sareeya.Wuxu aad u jeclaa salaadiinta reeraha farahoodu badanyahay taaso uu uga gol lahaa inay ku kaalmeeyan codkooda si uu hankiisa madaxwaynenimo u gaadho waanu ku guulaystay. Abaal umuu celin dadkii codkoda iyo ka reerkodaba ugu deeqay […]

Continue reading …
Rights of Parents over Children In Islam

The favors that parents give to their children are uncountable and nothing else can be compared with. Parents look after their children for many years to make sure that they grow up well and good and succeed in both worlds. They provide love, food, protection, clothing, housing, education (both religious and worldly), and training with […]

Continue reading …
HAAMIHII SHIDAALKA OO XARAARADOODU KOR U SII KACAYSO

HAAMIHII SHIDAALKA OO XARAARADOODU KOR U SII KACAYSO IYO DHALANTEEDKA RAGA QAAR KAGA SHEEKEEYAAN SAXAAFADA HORTEEDA IYAGA OO KA LEH DANO GAAR AH. BISMILAH, ASALAAMU CALAYKUM WARAXMA-TULLAH. WAA YAAB IYO AMAKAAG HADALADA AAD MAQLAYSO AMA DHEGAHAAGA KU SOO DHACAYA MAALINBA MAALINTA KA DAMBAYSA. MAANTA WAXAY IIGU YAAB BADNAYD MAR AAN KA AKHRIYAYEY WEB SITE KA […]

Continue reading …
Hogaaminta madaxwayne Axmed silaanyo  BY mubaarik keyse fooje

Mudane Ahmed maxamed maxamuud waa madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland ee manta dalka hogamintiisa gacata ku haya . Hadaba su.aal ayaa waxa ay tahay waa side hogaaminta madaxwayne Axmed maxamed ? Shaqsi kasta oo somalilandar ah oo la socda arimaha dalka ka socda waxa uu su.aashan kaga jawaabaya sida ay isaga ula muuqato balse hadaan hoos ugu […]

Continue reading …