Home » Archives by category » Maqaal/Articles (Page 1207)
Hanbalyo Arooska Weriye-Yuusuf Cabdi Xasan-cadde iyo Marwadiisa Seynab Mire Suudi Oo Arooskoodu 18/09/2015 Ka Dhacay Magaalada Ceerigaabo

    Weriye-C/laahi Xuseen Darwiish Weriye-Maxamuud Sarraaf Weriye-C/risaaq Xaaji Axmed (Tukubo) Weriye-Cali Aadan Daahir Weriye-C/risaaq Yuusuf Cali Weriye-Maxamed Yuusuf Bakayle Weriye-C/raxmaan Ismaaciil (Saylici) Weriye-Barkhad Maxamuud Geeddi Weriye-C/raxmaan Axmed (Ilsar) Weriye-Siciid Isxal Findhe Weriye-C/rashiid Xasan Cabsiiye   Dhamaan Weriyayaashan Reer Sanaag waxay hanbalyo farxad leh u dirayaan Weriye-Yuusuf Cabdi Xasan-cadde iyo Marwadiisa Seynab Mire Suudi Oo […]

Continue reading …
Maamulka Madbacadda Oo Xukuumadda Been Ka Iibinaya

Hoos u dhac laxaad leh oo dhinaca wax soo-saarka ah, ayaa oo wajahday Madabacadda Qaranka tan iyo intuu xilka Maareeyaha la wareegay Cabdullaahi { Caray ], sababtuna waxay tahay is-xilqaan la’aan xagga shaqada oo barriinsatay Maareeyaha. Madbacaddu sideedaba waxay dhinac kala mid tahay Wershadaha,sidaa darteed si loo kordhiyo wax soo-saarka, waxa waajib ku ah qof […]

Continue reading …
Hanbalyo”Iyo Taageero’ Xadhiga’ Sun” Qabyalaad’ La Wareega”’ Mowliid Sabays”

Anigoo ah muwaadiin Somaliland jecel taageera garabna taagan hanan mamuul wanaag caddalaad sugid isku duubni qarannimo waxaan aad iyo aad u nacabahay kana soo horjeeda oo jidh diida rag sheegta salaadiin oo qabyalaad xun caadifad iyo naxli leh fidmo wadayaal noqoday un tafo xaytay kala kiicinta kala qaybinta Beelaha Somaliland qaranka Somaliland kow ka yahay […]

Continue reading …
Doorashada 2017 dhicidoonta haddii alle idmo beelaha samaroon ha,isku diyaariyaan sidii ay uga soo bixi lahaayeen gobolada maroodi jeex,gabiley, awdal iyo salal.By maxamed jeex

Doorashada 2017 dhicidoonta haddii alle idmo beelaha samaroon ha,isku diyaariyaan sidii ay uga soo bixi lahaayeen gobolada maroodi jeex,gabiley, awdal iyo salal.By maxamed jeex Umada samaroon waxaan ku buurinayaa inay is muujiyaan oo ay ka soo baxaan dhulkooda oo ay tusaan awooda codkooda ayna cadeeyaan iney yihiin min gabiley ilaa lawyacado dadka ugu badan ee […]

Continue reading …
Hawraar baa ahayd Caano faarray-faarray faarax farro ku dhuugow farruuryaha ku dillaaci filkaagina ku dhaaf.W/Q Hamze Hassan Gurre (HGurre)

Reer guurra ayuu ahaa, Waxa uu lahaa xoolo wanaagsan adhi dhowr tiro ah iyo geel horweyn ah. Magaciisa waxa la yidhaahda (Dhuugaaye). Dhuugaaye dad ama caruur waxa uu lahaa 4WIIL iyo hooyadood oo gabadhiisa ahayd. Dhuugaaye raganimo marka la eegaayo waa nin ku dhac iyo dhiirannaan xad dhaafa leh hadalna weligii lagama helin sida taarikhda […]

Continue reading …
Sooyaalkii Silaanyo 2010-2015 By Mukhtar Cilmi

Asalaamu CalaykumWaraxmatulaahi Wabarakaato. Waxaan soo bandhigaya sooyaalka SILAANYO isago ku xad gudbay qaranka doortay ,dhowr qodobo ah ayaan soo dhigaya waxaana u cadaanaysa dadka ku nool khiyaaliga SILAANYO inuu wax cusub soo kordhin .Anigoo si kooban u dulmari doona mawduucyadaasi ama qodobadaasi oo ah kuwo akhristayaasha soo jidan doona. xukuumada SILAANYO waxay geed dheer iyo […]

Continue reading …
jamal ali husein oo falaadh adag ku ganay xukuumada… hab cilmiyaysana u darsay qiimaha ay dalkan ku leeyihiin haamaha shidaalka berbera By siciid shukri abd

Musharaxa Jamal Ali Hussein oo ku sugan magaalada Berbera ayaa ka hadlay arimo badan oo xaasaasi ah, Bulshada Somalilandna hab cilmiyaysan ugu soo bandhigay qiimaha ay umada ugu fadhiyaan Kaydka Haamaha Shidaalka Berbera, Tusaale ahaan Haamaha Shidaalka Waxa sanadkii kazoo baxa 24 Million, marka lagu dhufto 10 sano = 240 million. Sidee ayay macquul u […]

Continue reading …
Tacsi geerida Marxuum Naasir Ismail Gabas

Tacsi geerida Marxuum Naasir Ismail Gabas 1. Rashid Sheikh Aadan 2. Mahamed Dube Saleebaan iyo xaaskiisa 3. Osman Abshir iyo xaaskiisa 4. Osman Ali (malow) iyo xaaskiisa 5. Abdikarim Ali Jama iyo xaaskiisa 6. Abdi Jabouti iyo xaaskiisa 7. Ahmed Ismail iyo xaaskiisa 8. Abdi Ali Warsame 9. Abdiqaadir Aadan Qadi 10. Hussein Wadadyare iyo […]

Continue reading …

Asalaamu CalaykumWaraxmatulaahi Wabarakaato. Sida loo wada ogyahay haduu xisbi gudahiisa ka dhisan yahay doorasho wuu ku guulaysta, laakin haduu yahay mid laysku haysto musharaxnimadiisa aakhirka wuu jaba !!,Gudoomiyaha golaha dhexe ee KULMIYE jaamac Bisad wuxu marar hore beeniyay warar sheegaya in aanu loolan ka jirin KULMIYE dhexdiisa !!taasina beenowday shalay oo la sheegay in dhowr […]

Continue reading …
Xildhibaanada Kulmiye Somaliland wey ka kufriyeen by Abdi Mustafe

Rag waxa uugu liita xildhibaanada Kulmiye ee qaran nimada ka door bida lacag yar oo madaxtooyadu ku gumaysato. Xildhibaanada Kulmiye ragga nimo daranaa oo dulisanaa siday uuga yeelaan madaxtooyadu inay maskaxdooda la yeelato oo ay qaran dumis noqdaan. Xildhibaanada Kulmiye garan maayaan in magac xumidan ay qaranka ku dhex joogaan aanay ubad kooda ka hadhayn. […]

Continue reading …