Home » Archives by category » Maqaal/Articles (Page 1169)
mucaaridkii ma kulmiyey noqdeen waa kuwan kulmiye ka hadlayee By-Yusuf Jama

Mujaahid Muuse biixi Cabdi ragga la tartamaya cirka iyo dhulkay isu jiraan shalay markuu dalka u halgamaayay iyo shacabkiisa xagay joogeen wadama galbeedka ayay jogeen xisbiga kulmiye dhexdiisa ragga ka sharaxan nin u dhigma ilaa hadda lama hayo markaa isaga ugu mudan, maxamed bixii waxa wata caruur yar yar oo xirsi ka mid yahay oo […]

Continue reading …
AHEEY-AH  MAXAY  MEEL  IYO  MEEL KA  QALOOCATAY. “KEENE  IYO  KORDHIYE”

    KEENE. Waar-yaa  kordhiye  saaxiib  bal  waxaad  ka Warrantaa  oo  aad  isu  miisaan-taa  ragii  soo  halgamay Iyo  raggan  xukunkii  gacanta  u galay?   KORDHIYE . saaxiib  arinku  adaa  dhammee-yay Qalqaloocaa  aad  soo  sheegtay ayay  ku  dhantay . Waxa  kaloo  aan  kuu  sheega-yaa   haddii  ragaan  ogay Noolya-hay  xaabadani  may  qabteen  xilal Waxa  kale  iska  daayoo  waashmaan  […]

Continue reading …
TALO KU SOCOTA DADKA UU HAYO XANUUNKA MUUSE BIIXI

  BISMILAH, ASALAAMU CALAYKUM WARAXMATULLAH. HADAAN INTAA KU DHAAFO SALAANTII OO AAN WAX YAR KA IDHAA MAQAALKAYGAN YAR. HORTA MA XUMA MUCAARIDNIMADA IYO FIKIR KALA DUWANAANSHUHU, LAAKIIN WAXA XUN XIQDIGA, XAASIDKA IYO MARKAAD QOF KULA MID AH AAD BEEN IYO HAFAR LA DABA TAAGNAATO OO AAD MICIIN KA DHIGATO CAY IYO AFLAGAADO AAN MEELA GAADHSIISNAYN. […]

Continue reading …

Fadlan ku shubo!

No Comment
Fadlan ku shubo!

    Dhaqane iyo dhaashane dhalin weeye magaallo. dhaqankoodu mid maaha . Dhaliil la iskama qaato . DHafoor taabasho weeye . Dhibtana la iskuma eego. daily way kaftamaan . Hadana la isma dhegaysto. Dhoohanaad tahay waalan iyo adaa dhoocil ka liita                                       warkoodaa ku dhamaadee . Kaalay oo bal dhegayso.   Dhaashane:Waar heedhe ma is […]

Continue reading …
Dabayshii Isbedelka Horumaraka Qaranka Somaliland Qaybti 12-aad By Mukhtar Cilmi

Waxa muddooyinkan danbe soo ifbayey dareemo badan oo laga saadaalin karo sida arrimaha doorashada la xidhiidhaa u socdaan.Darreenka hada soo baxaya wuxu ka turjumayaa in Xisbiga KULMIYE siyaasiyiin iyo taageerayaal badani ka baxayaa halka Xisbiga WADDANI na ku soo qulqulayaan taageeraal aad u tiro badan min lawyacado illaa Laascaanod dhawaan .shacabweynaha qeybihiisa kale sida haweenka,dhallinyarta […]

Continue reading …
Ku; Musharaxiinta madaweynaha ee xusbiga Kulmiye

DANTA XUSBIGA IYO TAN QARANKA HALAGA HORMARIYO WAX WALBA.   Anigoo ku hadlaaya magaca gudiga guud ee xusbiga Kulmiye laantiisa Sweden, kayga iyo magacayada dhamaan laamaha, xubnaha iyo taageerayaasha bahweynta Kulmiye ee Sweden. Waxaanu halka ka soo jeedinaynaa talooyin ku aadan musharaxiinta ku tartamaaya jagada musharaxa madaxweyna ee xusbiga Kulmiye iyo taageerayaashood iyo dhamaan bahweynta […]

Continue reading …
TAAGEERADA MAAYAR SOLTELCO U MUUJIYAY MUUSE BIIXI WAA MID TAARIIKHI AH.

Anagoo ka mid ah dhalinyarada  iyo aqoon yahanka degmooyinka 26ka juun iyo ibraahin kood-buur,waxaanu leenahay runtii tallaabada uu qaaday maayarka caasimada hargeysa Md.CRAXMAAN MAXAMUUD CAYDIID,(Soltelco)  ee uu ku muujiyay mawqifkiisa musharaxiinta xisbiga kulmiye,waxa la odhan karaa waa tallaabo geesinimo isla markaana ku dayasho mudan,maadaama  mawqifkiisan  uu ku caddeeyey kuna ballan qaaday taageearada uu u hayo  […]

Continue reading …
DIB U MILICSO GEEDKII XORIYADDA MICHAEL MARIAMO, ANTHONY MARIAMO, AHMED KEYSE, SHEEKH DARWIISH IYO DUBE CALI YARE, Q.1AAD.

Waxanan u qalab qaataa wax akhris, wax qoris ama wax qabad.- Waa maxay wadaniyad, bal dib u jaleec hillinkii dheeraa ee xornimada iyo qaranimada loo soo maray, sideese shacabkayga loogu beeri karaa geedka wadaniyada ay lahaayeen Michael Mariamo iyo Anthony Mariamo, Ahmed Keyse, Sheekh Darwiish iyo Dube Cali yare,  Waa dareen dal iyo dad jacayl […]

Continue reading …
Dalku wuxu u baahanyhy badbaado qaran  by dr boqore farah

dalku wuxu u bahanyhy bad baado qaran waxa wadanki ku habsaday xukumad  boobka iyo urursiga hantida ummada caadaysatay o an marnaba ka faaruqayn inay dalkan hantidiisa gacmaha ay kula jiraan kala baxaan waxaynu so qaadanynaa sadex qodob o akhriste ku habboon in run laga sheego oo ku soo kordhay wadanka intii xukumadan faasidka ahi ay […]

Continue reading …
Dowladnimo, Siyaasad , Siyaasi:

.Dhamaan akhyaarta ama akhristayaasha sharafta leh waad salaamantihiin.     Salaam ka dib , waxaan isku dayidoonaa inaan idinla wadaago inaan sharaxaad ka bixiyo sadexda eray ee aan kor ku xusay , xidhiidhka dhaxeeya , iyo ujeedada laga leeyahay dowladnimada , siyaasada iyo siyaasiga dhabta ah .Sadexdan tibxood ama kalmadood ama eray waxaa ka dhaxeeya […]

Continue reading …