Home » Archives by category » Maqaal/Articles (Page 1061)
Baaq ay soo saareen qurba joogga beesha Daa,uud Ismaaciil{ciidagale} kuna wajahan ilaalinta bilicda caasimadda Somaliland Hargaysa iyo qodobbo ka soo baxay kuna saxeenyahay guddoomiye Deeq Cabdi Digale

Bismillaahi Arramanirraxeem.  dammaan ummadda reer Somaliland waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh.Allah ayaa mahad mudan,rasuulkiisa Muxamed naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaato. Ka: jaalliyada deggen dalka Ingiriiska ee ka soo jeeda caasimadda Somaliland Hargeysa, barigeeda iyo koonfurteeda. Ujeeddo: baaq dheer oo ay bayaamiyeen qurba joogga beesha Daa,uud Ismaaciil{ciidagale} kuna wajahan ilaalinta bilicda […]

Continue reading …
Free and fair election is impossible in Somaliland in the presence of the corrupt businessman Mohamed Aw Sacid Guedi in view of his continual corruption

The corrupt businessman who acquired his wealth through corruption, smuggling and bribery damaged extensively Somaliland multiparty system as he extends limitless financial assistance to on in the expanse of other candidates. The guy benefits the economical status of our people. We all ware that over 80 % are unemployed any small amount of money can […]

Continue reading …

MAXJARKA ILMA INDHADEERO IYO ABU YASIR WUXUU HIIL QARAN U GALAY DHAQAATIIRTA KA SHAQEYSA IYO QARANKII KOOTADA LAGU HAYSTEY

Comments Off on MAXJARKA ILMA INDHADEERO IYO ABU YASIR WUXUU HIIL QARAN U GALAY DHAQAATIIRTA KA SHAQEYSA IYO QARANKII KOOTADA LAGU HAYSTEY

Aniga oo ah Dr hassan Ali Buraale oo ka mid ah dhakhaatiirta ka shaqaysa maxjarka ilma Indho deero waxaan cod dheer Ku beeninayaa maqaal uu qoray nin doonaya inuu isku munaafaqadeeyo dhakhaatirta ka shaqeeysa iyo maxjarka Waxaan bulshada u cadaynayaa in maxjarka ilma indhadeero uu yahay maxjarka keliya ee u hiiliyey dhakhaatirta ka shaqeeysa iyo […]

Continue reading …

ANSHAX: WARMURTIYEED

No Comment
ANSHAX: WARMURTIYEED

KU: URUURKA SAXAFIYIINTA SOMALILAND KU: URUURKA MAREEGAHA SOMALILAND OG: WASAARADDA WARFAFIINTA IYO DHAQAANKA UJEEDO: Warmurtiyeed Anshax waxaay soo dhawayanysa talabada dhinca saxad ah loo qaaday ee wasaaradda warfafiintu ku xaniibtay VOA, in badan Anshax waxaay codsanaaysay in fiiro gaar ah la siiyo VOA somali oo uu hoggaan keedu ka leexday dhex dhexaad nimadii. ANSHAX Somaliland […]

Continue reading …
DOOD JABAN: XADHIGGA XIDIGAHA IYO SAFARKA XAMAR Qalinka: Maxamed Haaruun

  -Maxaa qalinku sheekiyo. -Hadba qodob la yaab liyo. -Qubanaha dharaartiyo. -Ma hadhooyin qorayaa? Hadraawi. Nasiib-darooyinka qaarkood, sida xadhigii Dr Faadumo Sh Jimcaale ee ka hawl-galaysay Cisbitaalka Maandhaye ee Burco, iyo caruurtii yaryarayd ee Yemen ka soo qaxday, ee badda lagu hor joogsaday iyaka oo gaajoonaaya, idaacadaha uun baa aan ka maqlay, tan se goob-joog […]

Continue reading …
Xaq u Dirirka ku Dirirka Qawlka ee Jareerweyn ama Somali Bantu oo Newy York City ka dhex toosay!

Wadaadkii  Xasan Sheekh Maxamuud  ahaa ee madaxda ka ahaa Apartheid State of federal Somalia marmarna Wardhiiglay uun madaxweynaha ka ah ama Villa Somalia ayey Maalintii isniinta qoladii Somali Bantu ama Jareerweyne ku qabteen New York  City Halkii UN- ta.   Qolada  Somali Bantu kaligood ma mudaharaadayaan waxay soo kaxaysteen waxooga xoogaga xaq u dirarka ah  […]

Continue reading …
somaliland guul iyo gobanimo

SOO JIIDH WANAAGA AMA OODA SOO JEBI DHAAXAAN BILO U JOOGNEE XUSBIGA KULMIYE WAA TIIR BIR AH WUXUUNA KU DARSADAY AQOON IYO WAAYA AGRNIMO. Sidaan lawada socono mudooyinkan danbe ama markasta oo xusbiga kulmiye shirarkiisu soo Dhowaadaan waxa aynu maqalaa qaar leh ama ku dhawaaqaya xusbiga kulmiye wuu is haystaa Waxaanse  anigu shiqsi ahaan umalaynayaa […]

Continue reading …
Abu Yaasir oo dhakhaatirtii maxjarka lacagtii carafada kala goostay by Abdi Mustafe

Dhakhaatirta xoolaha ee maxjarka ilma indho-deero oo tiradoodu tahay 37 ayaa lacagtii la siin lahaa shaqadii ay qabteen xoolihii carafada loo dooray oo dhakhtar waliba shaqaystay $6000 ayuu wakiilkii carabka ahaa oo loo yaqaan Abu Yaasir uu kala goostay. Dhakhaatirta waxa lagula xisaab tamaa tirada xoolaha ay ka shaqeeyeen dabeed lacagtaa ayuu mid waliba xaq […]

Continue reading …
WAA  LIBAAXYADII REER SOMALILAND, OO BULSHADA FARIIN CODSI AH U SOODIRAYA BY-XASAN KARUUR

ANAGA OO AH LIBAAXYADII, REER SOMALILAND EE INTA BADAN XIDHNAA. AADBAANU  U SOODHA WAYNAYNAA, SIIDAYNTA  KOOXDA BOTORKA IYO GEERAARKA EE LAYIDHAAHDO XIDIGAHA GEESKA. ANAGANA HANALA SIIDAAYO. AMA AANU HELNO GAROON AANU KUCIYAARO, IYO MEELO AANU KU JIMICSANO, WAAYO WAXAANU  U BAAHANAHAY INAANU OR_ORODNO SI AANU JIMICSI U HELNO. IYO MEEL NADIIFA OO AANU SEEXANO, DADKA […]

Continue reading …
Adhigii Mee ? Wuu Cabayaa Sheeko Iyo Shiish By-Sacad Cali Kaahin

Nin yara doqona ayaa lagu yidhi orodoo adhiga aroori kadib Ninkii nacaska ahaa wuu soo kaxeeyay adhigii si uu usoo waraabiyo markii uu darkii adhigu ka cabaayay keenay ama ceelkii biyaha hadba sidaa u taqaaniin Hadaba ninkii nacaska ahaa markii uu adhigii soo tubay darkii ceelka ayuu halkii uu adhiga uga diyaarin lahaa weelkii xoolaha […]

Continue reading …