Home » Archives by category » Maqaal/Articles (Page 1032)
Xildhibaan Cabdi laki Oo Bedka soo dhigay musuq maasuqa baahsan Ee Ragaadiyey gudid fulinta dowlada hoose Ee burco

Waxaa marba Marka Ka Dambaysa Soo Ifbaxaya Musuq Maasuqa gudid fulinta dowlada hoose Ee burco iyo xildhibaanada intood badan Ay Ku HayaanDhulka Hantida Guud Ah Ee Shacbiga Gobalka Togdheer Ay Ilaashanayaan Iyagoona markay Soo Dhameeyaan Badiba Hanitidii Danta Guud Ahayd Iminka Xaraashay Dhulkii Ciidamada Booliska Oo Iyaga Ka madax Banaanayd Masuuliyadeedana Ay Uxil Saarnayd Dawlada […]

Continue reading …
Falkan dhaqan xumada ah ee reer gabiilay ku kaceen yaa ka danbeeya W/Q Ahmed_lababaale

Bulshada somaliland ee ku kalanool gobolada dadka waxa dhaqan ay ulahaayeen xushmad akhlaaq iyo qadarin ay umuujiyaan dadka magaca kuleh Wadanka iyo Bulshada dhexdeda. . Waliba martida markas kuugu timada Oolooso dhaweeyo si milgo leh. . Balse wuxuu ahaa arin uguba falkii waxashnimo ookafog dhaqanka iyo diintena islamka. .. Reer gabiilay kula kaceen . dad […]

Continue reading …
Falaadhi Gilgilasho kaa ma go’do

Aygii gebilay ee lagu marreemay Calanka waddani Iyo hadalkii ahaa : Calanka waddani yaan la keenin Gebilay. XASHA : BULSHADA REER GEBILAY EE DHAQAN-YAQAANKA IHI FALKA MA GAYDO WAANA KA BARII’ Saddexda Xisbi qaran calamadoodu waa distoori. Waana tilmaan mudan in la maamuuso Bulshada eeganaysa ee uu bartilmaameedka u yahay tartankooda. Waa bulshada Waddani Waa […]

Continue reading …
Caasimadii Somaliland oo u degarogatey xero qaxooti (qaybtii 1aad)

Magaalada Hargeisa oo ah caasimada dalka ayaa noqotay xero qaxooti oo aanay nadaafadeeda iyo bilicdeeda aanay cidina daneeynayn, oo aanay dawlad iyo shacbi toona aanay jirin cid dankalihi. Haddaba waa yaabe maxaa lagu qabtaa lacagta cashuuraha kala gadisan ee laga uruuryo dadka magaalada oo ah ta ugu badan marka aad u eegto magaalooyinka kale ee […]

Continue reading …
HAMBALYO MUJAAHID SARKAAL Maxamuud SALAXAN

Dhamaan Jaliyada Somaliland ee Magaaladan Sheffield waxay Hambalyo u diryaan Mujaahid Sarkaal Sare Maxamuud Salaxan oo heley dalaacadii Sarkaalnimo ee ciidanka Booliska Jamhuuriyada Somaliland Darajada captan . In kastoo aanay ahayn darajadii uu xaq u lahaa oo uu dumli weyni ku jiro ,hadan waa bar bilow darajo Ciidan boolis oo aad u sharaf iyo karaamo badan. […]

Continue reading …
Xisbiga UCID Oo Tacsi U Diraya  Qoyska Marxuum Cabdiraxaman Naasir Cabdi Ishteeg

Hogaanka sare ee xisbiga UCID Guddoomiyaha,  Musharaxa Jagada Madaxweyne ,Guddida fulinta,Golaha dhexe . Masuuliyiinta Xisbigab UCID Ee Dalka Sawedan iyo Dhamaan Taageerayaasha xisbiga UCID waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Gudoomiyah Garabaka Hawaneenak Ee Magaalada Stockholm Ee Dalka Swedan Khadara Xuseen Kood Buur Iyo Reer Cabdi Ishteeg   iyo  Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland iyaga oo uga Tacsiyeeynaya […]

Continue reading …
Sooyaalkii Nololeed iyo shaqo                                                                                                                               ee              Marxuum Axmed Xasan  Sh.Suufi                                                                  “Cawke”

Ruux kastuu kaftan-wadaag la lahaa, lana jaanqaadi jiray: Duufaan xasuusuhu kacsheen daali madaxayga Dubaaqayga qiirada damaqday igu dinnaahyeeye Ilmo dabarku hayn waayey oo dhaba u dareeraysa Hadba duugay waan duugayaa dooxse lama mooso! Geeridu dibnaha waa mid qudha dihasho yeedhmeede Kala daranse waa kala dareen dugayda dhiileede Axmed xasanna tii naga dishaay dubatay jiidhkayga Dar […]

Continue reading …
Maxaad Ka Ogtahay Fadeexadaha iyo Fashilaadaha Hadheeyay Xafladii Kulmiye Ee Ka Dhacday Hoteelka City Plaza Ee Burco ?

Fadeexado kala duwan iyo Guul-darooyin siyaasadeed ayaa ku habsaday Xafladii Hogaanka Kulmiye Burco ku qabtay xalayto ,si uu uga jawaabo ,Dhoolatuskii duufaanka ahaa ee ay Burco ka dhigeen Waftigii Isbahaysiga Dimuqraadiga Xisbiga Kulmiye ee uu horkacaayay Wasiirkii hore ee Madaxtooyadu Xirsi Cali X. Xasan ,kuwaasi oo dadweynaha reer Togdheer ku soo dhaweeyeen taageero aan hore […]

Continue reading …
Waa Kuma Xildhibaan Waabeeyo? W/Q Zayed  Mohamed Darwiish

Xildhibaan Maxamed Xaaji Yuusuf Axmed Waabeeyo waa Nin Alle ku maneysatay sharaf iyo sumcad Wanaag, Waana Geesi marwalba ka hortaga qaladaadka iyo Hantaaqadda Qaran dumiska ah, Waa Beel-daajiye Qaran oo ka fikira danta guud ee qaranka JSL. Waa nin jecel horumarka una bislaaday ilaalinta Hanaanka nabadda iyo jiritaankeeda, Waa shakhsi Dabeecad iyo Dulqaad Uu Alle […]

Continue reading …
Xageed ku Socotaa, bal miisaan maalmaha nolosha ee isguraya

Xageed ku Socotaa, bal miisaan maalmaha nolosha ee isguraya: Hassan Hussein Abdi (Haidaro)  Illaahay waa qani, danbi dhaafe adoomaha naxariista wada gaadhsiiya. Waxa maalmuhu i bareen in Alle qofka sida uu jecel yahay ama haabka uu ku hayo uun Alle arsaaqada u soomariyo, haddaad xalaasha jeceshay sidaas uun filo, haddise aad raacdo ugu jirto […]

Continue reading …