Home » Archives by category » Maqaal/Articles
Maxaad kala socotaa tirada Saynisyahanada iyo aqoonyahniinta Muslimiinta ee sida hoose loo khaarajiyay

Maxaad kala socotaa tirada Saynisyahanada iyo aqoonyahniinta Muslimiinta ee sida hoose loo khaarajiyay

Shaki kuma jiro in dunida Islaamka laga hortaagan yahay inay gaadhaan isku filnaasho dhanka Sayniska iyo Tiknoolijiyada ah si ay mar kasta uga hooseeyaan qayrkood uguna tiirsanaadaan tiknoolijiyada reer galbeedka. Waxaa la khaarajiyaa nin kasta oo aqoonyahan ah oo ka soo baxa dunida Islaamka, waxa aynu ognahay halka ay ku dambeeyeen kumanaankii saynisyahanada ahaa ee […]

SIDA AAD NOOLA DHALATEEN AYAY WAAJIB IDINKU TAHAY INAAD NALA DHIMATAANA

Han iyo himilo in lagaadhaa waxay ubaahantahay jiil bedeli kara dhibaatooyinkiisa hoos goglan Waxa weli xasuusahoodi aanay inaga suulin kumanaan aabayaasheen iyo awoowyadeen ah oo badbaadinta jiritaankeena ugodgalay waxkasta oo inagalaso gudboonaada waxa inooga qiimo badan gaadhitaanka waxay udhinteen Lakin hadaynu kala qaybsano riyo aynu leenahay iyo mid inaga horaysay midna gaadhimayno Qoralkaygani waxa uu […]

Continue reading …
Pro-Somalia ‘media’ practitioners come to the open in Somaliland unchallenged

So strange that a country that has been credibly functioning for 26 years is challenged by a handful of young, semi-literate, impressionable, so-called media practitioners so openly in the capital city, Hargeisa, and other major towns. The video below, believe or not, was shot and posted in June 2016 in Hargeisa by two young faces […]

Continue reading …
Dhambaal tacsi ah oo uu dirayo Mustashar Axmed Xasan Carwo, geerida Xaaji Ismaaciil Bootaan

Mustashar Axmed Carwo waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, qaraabada, ehelada iyo guud ahaan shacabka Somaliland , gaar ahaan reer Bootaan Cabdi iyo tafiirtooda geerida ku timi Alle ha u naxariistee Marxuum Xaaji Ismaaciil Bootaan Cabdi oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa maanta oo taariikhdu tahay 18/02/2017. Marxuum Xaaji Ismaaciil Bootaan Cabdi waxa uu […]

Continue reading …
Tacsida geerida naxdinta leh ee Marxuun Maxamed Cilmi Bulaale

Inaa Lilaahu wa inaa Ilaahu Raajucuun. Haddaanu nahay dhammaan reer Suldaan Cali, waxaanu halkan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa dhammaan reer Cimi Bulaale khaas ahaan Marwo Aamina Xaaji Aadan Yaaxeen (xaaska marxuunka) iyo willkiisa, Raage Maxamed Cilmi Bulaale, geerida naxdinta leh ee Marxuun Maxamed Cilmi Bulaale oo shalay bisha February 18dii halkii loo badnaa u boqoolay, kuna geeriyowdey […]

Continue reading …
HESHIIS SALDHIG MILATERI AAN BULSHADA DAAHA UGA FAYDNO –“Daraasad Muhiim Ah”. (RASHEED ALI MEIGAG SAMATER)

HORDHAC: Inta aynaan guda gelin mawduuca qoraallkan waxa habboon in aynu ka dheregsanahay xaaladaha innagu wareegsan ee ka jira waddammada jaarka aynu nahay, geeska afrika iyo guud ahaanba caalamka isla markaana garab dhigno xaaladdaha ka taagan dalkeenna ee abaar leh, shaqo la’aan iyo maceeshad xumoba leh iyo Aqoonsigii oo weli faro inoogu jirin. Inkastoo ay […]

Continue reading …
Tacsi. prof. Mohamed Elmi Bulaale

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN. Waxaa shalay ku geeriyooday magaalada Los Angelis Maxamed Cilmi Bulaale, oo ahaa odoyaasha iyo aqoonyahanka Jaaliyada reer Somaliland. Anaga oo ah dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin, oo kala joogna daafaha adduunka ; Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhamaan shicibka Somaliland meelkasta oo ay joogaan, reer Sheikh iyo reer Dariiqo, […]

Continue reading …
SALDHIGA BERBERA QAFKA KA HADLA WAAN XIDHEYNAA. WASIIR CADAANI. ISKA HADLOW INA EGARE

Walala yaal ilahey  baaa  mahad  iska  leh inaga  dhigey Muslim. Intaas kadib walaalayaal. Wasiir cadaani waxuu shaley ka Hadley VOA . Wuxuu ku hanjabey  waxii  aaynu ka dagalaney ,xiligii siyaad bare,  waxuu yidhi  kalmad  cadho   ku dheehan  oo caga  jugleen ah . Waxuu  yidhi  Ciidii  saldhiga  berbera  ka hadashaa waan xidheynaa. Xitaa suxufiyiinta . […]

Continue reading …
Gabay Abwaan Qassim tiriyey 1969 oo ku qotoma dowladan maanta joogta

Abwaan Axmed Ismail Deria ( Qassim ) ayaa 1969 ka biya diiday dowladii Abdirasheed iyo ina Egal hogaanka u haayeen. Dabeed wuxuu tiriyey gabaygan soo socda sidii uu u sheegayana way u dhacday oo isla sanadkii 1969 waatii inqilaabka lagaga qaaday xukunkii. Markaad akhrisato wax yaabo badan oo saldhiga Berbera ee la sahamiyey ee caamadu […]

Continue reading …
Ogaysiis Muhiima Oo Ku Socda Taageerayaasha Xisbiga Waddani Laanta Germany

Dhamaan Taageerayaasha Xisbiga Waddani Laantiisa Dalweynaha Germany waxaa la ogaysiinayaa in la qabandoono 24.02.2017 Xaflad balaadhan oo lagu soo dhaweynaayo garabkii Xisbiga Ucid ee Jamaal Cali Xuseen oo kusoo biiraya Xisbiga Waddani ,Xafladan balaadhan oo ka dhici doonta Magaalada Frankfurt ayaa waxa kasoo qaybgali doona Masuuliyiin sarsare oo ka socda Hogaanka Sare ee Xisbiga ee […]

Continue reading …
Page 1 of 922123Next ›Last »