Daawo:- “Kuwii Somaliland Qadiyadeeda Ka Hadlayay Way Xishoonayeen Qaarna Way Baryootamayeen”Enj Faysal Cali Waraabe.
Hargaysa-(OWN)–Faysal Cali Waraabe Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ayaa Waxa Uu Dhaliilay Masuuliyiinta Soomaliland Uga Qayb Galey Shirkii Siyaasada Somalida Ee Ka Dhacay Dalka Djibouti. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan