Home » Archives by category » Community (Page 309)
Fadlan caawi Wiil yar oo madaxu qalaley jiirna ka cuney cankisa hargeisa  xaafada daami

Khaalid Mahad oo wiil yar oo jira 6 sanno wuxu mudaba dhulka u yaalay xanuun ka haleelay madaxa oo lagu sheegay inuu yahay marajeys Wiilkan yar ayaa qoyskisu yihiin kuwo danyar ah oo aan waxba haysan aabihiina wuxu hayaa shaqo kooban oo an dhaasaneyn nolol maalimeedkooda wuxuna ka shaqeeya sameynta kabaha iyadoo hooyadiina isaga hadh […]

Continue reading …
Guddida Guud Ee Beel-Weynta Abokor Muuse Oo Cadeeyay Mawqifka Beeshu Ka Taagantahay Mashruuca Seeraha Banka Qoolcaday + Go’aamo Ay Soo Saareen .

Hargaysa(OWN)-Afhayeenka Guddida Guud ee Beel Waynta Abokor Muuse Maxamed Axmed Mixile oo caawa shir jaraaa’id ku qabtay Magaalada Hargaysa ayaa waxaa uu si cad u bayaamiyay mawqifka rasmiga ah ee Beeshu ka taagantahay.   1: Hadaanu nahay Guddida Beel waynta Abokor-Muuse waxaan Bayaan cad ku muujinaynaa in cid kasta oo daneenaysaa arrinta Banka in ay […]

Continue reading …
Milix iyo Sonkor……Siyaasi iyo Suldan…Isku Muuq eeg waase kala dhadhan.

 Nolosheenu waxay ka soo bilaabatey dhaqan reer Guuraa- Miyi,,ilaa Mantada lagu jiro 2015 waxa- ina haysta jaha wareer,,,Noloshii Miyigana ka nimi tii Magaladana wali maynu sameysan xeer,,loogu noolado Magalada,,noloshii Miyaga iyo hab dhaqankiisii ayeynu wadna,,sababaha keenay dib u dhac weyn xaga xadarad Ilbaxnimo casri nololeed,,loola qabsan la yahay…Aqoon kasta ha la yeesho wali wa la […]

Continue reading …
Riyaddii Rumawday Qeybtii 3-aad W/Q: Mohamed Hassan Daacad

Axmed oo ka mid ahaa Ardayda ay Ismaaciil isku Kursiga ahaayeen,isla-markaasna ay isla wadaagi jireen xalinta masalooyinka Casharadda kala duwan ee ay Iskuulka ku qaataan,ayaa intii u dhexaysay Labadda Xiisadood ee ay Macalimiintu is-bedelaan waxa uu saaxiibkii Ismaaciil weydiiyay waxa Maanta kusoo kordhay iyo siday wax-yihiin?.Balse Ismaaciil waxa uu u sheegay Saaxiibkii in dhibka haysta […]

Continue reading …
Rights of Parents over Children In Islam

The favors that parents give to their children are uncountable and nothing else can be compared with. Parents look after their children for many years to make sure that they grow up well and good and succeed in both worlds. They provide love, food, protection, clothing, housing, education (both religious and worldly), and training with […]

Continue reading …
Hanbalyo Arooska Weriye-Yuusuf Cabdi Xasan-cadde iyo Marwadiisa Seynab Mire Suudi Oo Arooskoodu 18/09/2015 Ka Dhacay Magaalada Ceerigaabo

    Weriye-C/laahi Xuseen Darwiish Weriye-Maxamuud Sarraaf Weriye-C/risaaq Xaaji Axmed (Tukubo) Weriye-Cali Aadan Daahir Weriye-C/risaaq Yuusuf Cali Weriye-Maxamed Yuusuf Bakayle Weriye-C/raxmaan Ismaaciil (Saylici) Weriye-Barkhad Maxamuud Geeddi Weriye-C/raxmaan Axmed (Ilsar) Weriye-Siciid Isxal Findhe Weriye-C/rashiid Xasan Cabsiiye   Dhamaan Weriyayaashan Reer Sanaag waxay hanbalyo farxad leh u dirayaan Weriye-Yuusuf Cabdi Xasan-cadde iyo Marwadiisa Seynab Mire Suudi Oo […]

Continue reading …
Heesta Nasashada : Yurub Geenyo Iyo Qaadiro Jaceel-Hees Cusub- Sida Mayayga Roobko

Waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa Heesta Nasashada : Yurub Geenyo Iyo Qaadiro Jaceel-Hees Cusub- Sida Mayayga Roobko .   heesta hoosta ka dhagayso.    

Continue reading …
Buurta Gacan Libax Muxuu Carabkani ku falayaa ? Boqortooyo Sugaha Kuwait Muxuu Sheekh Qasriga uga Dhistay ?

Buurta Gacan Libax Muxuu Carabkani ku falayaa ? Boqortooyo Sugaha Kuwait Muxuu Sheekh Qasriga uga Dhistay ? Ee Hadana u Uraba Qasri Kale Inu ka Dhisto Gacan Libax Isago Laga Yabo Inu Sanadkii Mar Yimado. Qasri u Sheekh Kadhistay Ayuu Airport Dhan Inagu Dhisay kkķk Maskaxda Isticmal Mar uun Ama Wax Akhri. Waan idin wada […]

Continue reading …

“Guriga Aan Dhisanaayo Ku Bixi Maayaan 600,000 Dollar ee Waxa Ku Baxaaya Wax Ka Yar oo ah 50,000 Dollar, Madaxtooyaduna Waxba Ii Dhisi Mayso.”. Saleebaan Bukhaari.

Comments Off on “Guriga Aan Dhisanaayo Ku Bixi Maayaan 600,000 Dollar ee Waxa Ku Baxaaya Wax Ka Yar oo ah 50,000 Dollar, Madaxtooyaduna Waxba Ii Dhisi Mayso.”. Saleebaan Bukhaari.
“Guriga Aan Dhisanaayo Ku Bixi Maayaan 600,000 Dollar ee Waxa Ku Baxaaya Wax Ka Yar oo ah 50,000 Dollar, Madaxtooyaduna Waxba Ii Dhisi Mayso.”. Saleebaan Bukhaari.

Xildhibbaan Saleebaan Cawad Cali (Bukhaari), ayaa si toos ah u qirtay dhismaha guri uga socda bariga Hargeysa oo ay shalay baahisay mareegta Somalilandlive, balse waxaa uu si cad u dedefeeyey in dhismaha gurigaas ay u dhisayso Madaxtooyadu, isaga sida oo kalena carabka ku dhuftay in qadarka lacagta ah ee ku baxayaa uu ka yar yahay […]

Continue reading …

Deg Deg: Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Oo Si Adag Uga Hadlay Xadhig Caawa Xukuumaddu Kula Kacday Suldaan Mawliid Sabayste

Comments Off on Deg Deg: Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Oo Si Adag Uga Hadlay Xadhig Caawa Xukuumaddu Kula Kacday Suldaan Mawliid Sabayste
Deg Deg: Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Oo Si Adag Uga Hadlay Xadhig Caawa Xukuumaddu Kula Kacday Suldaan Mawliid Sabayste

Hargaysa:(OWN)- Suldaanka guud ee Beelaha Subeer Awal,Sul.Xasan Sul Cabdilaahi,ayaa si adag uga hadlay Talaabdii ay Caawa Xukuumaddu Xabsiga u dhigtay Suldaan Mawliid Sabayste oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland. Suldaan Xasan oo Wariye Mohamed Hassan Daacad oo ka tirsan Hawl-wadeenadda Shabakadda Oodweyne Khadka Telafanka kula hadlay ayaa sheegay in si anshaxa iyo Xushamadda Dadnimadda ka […]

Continue reading …