Home » Archives by category » Community (Page 3)
Warbixin Muhiima Oo Ku Saabsan Gudashada Xajka

Waxaan halkan idiin ku soo gudbinaynaa warbixin ku saabsan Gudashada Xajka  oo muuqaal ah waxaana diyaariyey weriye Nadaara oo ku sugan magaalada London, ee halkan hoose ka daawo       Gudashada Xajka macnihiisu asal ahaan waa booqasho, waxayse kalimaddasi macruuf ku noqotay gudashada cibaadada xajka ee loo soo aado sanadkiiba hal mar meelaha barakaysan ee […]

Continue reading …
Warbixin: Wax ka ogow hal-abuuradii ku guulaysatay tartankii Gabayada ee BBC 100 ka hablood u qabatay.

Waxay ahayd 18 August sannadkii 2014kii markii uu Cabdishakuur Muxumed Muuse (Heersare) uu fursadda u helay in uu warbixintan Hargeysa kaga diyaariyo Deeqa Nuux Yoonis oo shalay laanta Af Soomaaliga ee BBC ay shaacisay inay ku guulaysatay kaalinta 1aad ee tartan suugaaneed gabayo ah oo ay u qabatay 100 hablood oo hal-abuurro ah. Deeqa oo xilligaa uu Cabdishakuur Heersare warbixinta […]

Continue reading …
Murashaxa Xisbiga WADDANI Iyo Masuuliyiin Kale Oo Siweyn Hargaysa Ugu Soo Dhaweeyay Siyaasiga Caanka Ah Ee Maxamed Biixi Yoonis +SAWIRRO

Murashaxa Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo ay wehelinayaan Masuuliyiin kala duwan oo Xisbiga WADDANI ka tirsan ayaa garoonka diyaaradaha ee Magaalada Hargaysa siweyn ugu soo dhaweeyay Siyaasiga Miisaanka culus ku dhex leh bulshada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo uu weheliyo Aqoonyahan Cabdixakiin Xaji Siciid. Murashaxa Xisbiga WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) hoggaamiyaha […]

Continue reading …
Wargelin La Xidhiidha Socdaalka Dadka Reer Holand Ee Kusoo Jeeda Somaliland

Holland(OWN)-  Iyada haatan la galay wakhtigii fasaxa dad badanina u safri doona wadankii hooyo, ayaa lagu wargelinya Jaalliyada reer somaliland ee wadanka Holland, in cidii wax dhibaato ah kala kulanta Air portka  Amsterdam ay si deg deg ah ula soo xidhiidhaan, Safaarada Somaliland ee dalka Holland. Telefoonka 0686994443. Sida ku cada warqda Taliska Ciidanka socdaalka  Jamhuuriyada Somaliland, waxaa […]

Continue reading …
” Shirqoolada Maamulka Somalia iyo xulafadeedu ka waddo Somaliland Gudaheeda” Cali Mamamed Warancade

Wsiirkii hore ee wasaaradda arimaha Gudaha somalilanad hadana ah Lataliyaha Gaarka ah ee Madaxweynaha Somaliland  Cali Mamamed Warancade oo maata qoraal soo gaadhsiiyey bahda Oodweynenews uu kaga hadlayo dawladda soomaliya halkan hoose ka akhriso:–     “Waxaa muuqata in Somaliya u diyaar garoobayso hadda sidii ay hab  milatry iyo xoog ugu soo dabaali lahayd Somaliland waxa ay […]

Continue reading …
Madaxweynaha Puntland oo soo dhaweeyey kalsoonidii Ay Baarlamaanka Puntland  kala noqdeen  xukuumadiisa

Garoowe(OWN)- Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa soo dhaweeyey go,aanka golaha wakiiladu kalsoonida kala laabteen xukuumada Puntland.     Madaxweyne Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa arin dastuuri ah ku tilmaamay kalsooni kala noqoshada golaha wasiiradda. ”Sida aad la socotaan waxaa maanta taariikhdu tahay 18-07-2017 ay golaha baarlamaanka Puntland ay kalsoonida kala noqdeen xasaanadii golaha […]

Continue reading …
Askari Soomaali Maraykan Ah Oo Lagu Eedeeyey Dil Ka Dhacay  Gobalka Minnesota Ee Dalka Maraykanka

Minneapolis(OWN)- Warbaahinta gobalka Minnesota ayaa shaacisay magaca askari toogasho ku dilay haweeneey caddaana oo sabtidii lagu dilay magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka.     Sarkaalka dilka geystAskari Soay, ayaa magaciisa warbaahintu ku sheegtay Maxamed Nuur, oo asalkiisu Soomaali yahay, ciidanka booliiska magaalada Minneapolis-naku soobiiray sanadkii 2015kii.   Wariyaha Minnesota Maxamud Mascade ayaa dhacdadani ka wareystay […]

Continue reading …
Waraysi Xiiso Badan Oo Dhinacyo Badan Taabanaya Ayaa  Hogaamiyaha Waddan Xirsi Kaga Hadlayo Arimo Kala Duwan

Waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa  waraysi xiiso badan oo dhinacyo badan taabanayo  lala yeeshay hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan, halkan hoose ka daawo.    

Continue reading …
Siyaasi   Cali Guray Oo Waraysi Kaga Hadlaya  Arimo Badan Oo Uu Banaanka Keenay

Waraysigii Ugu Kululaa Ee Laga Qaadey  Siyaasi Cali Guray Oo Dhamaystiran Iyo Arimo Badan Oo Uu Banaanka Keenay, halkan hoose ka daawo waraysigaas oo dhan.      

Continue reading …
Gollaha Guurtidda Oo War-bixin Ka Dhegaystay Guddigga Joogtadda Ah Ee Gollahaasi+Nuxurka War-bixintaas

Gudida joogta ah ee Golaha Guurtida Somaliland, sida ku cad xeer hoosaadka Golaha Guurtida Jamhuuriyadda Somaliland qodobka 6aad, waxaa ay la kulmeen iyaga oo gudanaya hawlahooda shaqo masuuliyiinta kala ah. A:– Maareeyaha wakaalada Biyaha Hargeysa. B:– Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo maalgashiga Somaliland. Warbixinta maareeyaha wakaalada biyaha iyo wasiirka wasaarada ganacsigana waxaa warbaahinta iyo mudanayaasha u […]

Continue reading …